Argagixisada

Ciidammada amniga oo ka hortagay qaraxyo

Argagixisada Alshabaab ayaa isku dayay in ay xoog uga soo gudbaan baro koontorool oo ku yaalla agagaarka Ceelgaabta.Ciidammada amniga ayaa ka hor joogsaday taas...

Alshabaab oo Sheikh caan ah ku dilay Ceelasha biyaha

Maleeshiyada argagisada ah ee Alshabaab ayaa deegaanka Ceelasha ku dilay Sheikh caan ah oo lagu magacaabo Sheikh Cabdullaahi Sheikh Maxamed Rooble. Maleeshiyada ayaa toogtay Sheikha...

Mareykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xasilinta Soomaaliya

Muqdisho(SNTV):- Dowladaha Kenya iyo Mareynkanka ayaa maalintii shalay oo arbaco ahayd ku baaqay dadaal badan oo lagu doonayo in lagu xasiliyo Soomaaliya iyo Koonfurta...

Al-shabaab “dhiigga shacabka Muqdisho deggan ALLE ayaan ugu dhowaaneynaa”

Shalay gelinkii hore kooxo dhagar-qabeyaal ah oo isku soo xiray walxaha Qarxa iyo baabuur walxahaas laga soo buuxiyey ayaa weeraray xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha...

Ciidammada Xoogga dalka oo Al-shabaab ku weeraray aag ku dhow Jammaame

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Jubbalaan ayaa howlgal sii qorsheysnaa ku qaadey Tuulada Muuse Xaaji oo ku dhow  degmada Jammaame ee gobolka...

Ugu Akhris Badan