Argagixisada

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun dil ah ku ridday xubin ka tirsan Daacish

Maxkamadda darajada koowaad ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay danbiile Daacish Aadan Max’ed Cali kadib markii lagu helay falal dilal...

Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)-Ciidamada ammaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa gacanka kusoo dhigay Laba xubnood oo ka ka tirsan Al-Shabaab, markii ay howl-gallo qorsheysan ay ka fuliyeen duleedka Muqdisho. Hay’adda...

Ciidanka Amniga oo Marka ku qabtay 4 dhagar-qabe oo siday qarax.

Marka (SNTV):- Ciidanka Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen magaalada Marka ku soo qabtay Afar dhagarqabe oo ka tirsan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab. Dhagabar...

Kenya oo xukunkii ugu dheeraa ku ridday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Nairobi- (SNTV)-Maxkamad ku taalla Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa xukunkii ugu muddada dheeraa ku ridday Saddex Nin oo loo haysto in ay qeyb...

Dhagar qabe u kala gudbin jiray hubka fudud Alshabaab oo la xukumay.

Muqdisho (SNTV)- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Muuse oo magaciisa Afgarashada loo yaqaano  (Xuseen Dheer) ayaa loo xiray Fabruary  sanadkan kamid ahaanshiyaha Maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan...

Ugu Akhris Badan