Argagixisada

15 ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Cadale

Ciidammada dowaladda oo kaa shanaya kuwa Mareykanka ee Africom ayaa 15 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab ku dilay 14-kii iyo 17-kii December, 2022 howlgal ka...

nabadoon ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciimada Dowladda

 Saciid Xuseen Raage oo ka tirsanaa Nabadoonadii la shaqeyn jiray Khawaarijta Al-shabaab ee aagga deegaanka Masaajid Cali-Gaduud illaa deegaanka Guulane ayaa maanta isku soo...

Khawaarijta oo wayday Horjooge muhiim U ahaa (Warbixin).

Bishan waxay ahayd bil si weyn loo gumaaday Kooxda argagaxisada ah ee Khawaarijta, gaar ahaan Gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana Ciidamada Qalabka Sida, kuwa Deegaanada...

Wasiir Daa’uud Aweys” Dowladdu waxay diyaarisay qorshaha howlgalada iyo xasillinta goobaha la xoreeyay,”.

Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka warbixiyay howlgalada ka dhanka kooxda Khawaarijta ah ee ka socda gobollada dalka iyo horumarada...

Askarigii Fududeeyay Weerarkii Garoonka aadan cadde oo Laxukumay.

Lix iyo Sodon jirkan ku dhashay Jamaame ayaa ka soo mid ahaa Military-ga ilaa Dowladdii Cabdullaahi Yusuf laakiin waxa uu ka haray Liiska Ciidamada...

Ugu Akhris Badan