Amniga

Shirka golaha Wasiirada oo looga hadlay dardar galinta dagaalka Khawaarijta.

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socdo qeybo kamid ah dalka...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Maxkamadda Hor Keeyay Eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Maxkamadda Gobolka Banaadir Maanta Hor Keeyay Eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud Oo Loo Haysto Inuu Xaaskiisii Gubay

Wafdi ka socday JFS oo Addis ababa uga Qayb Galay Shir Heerkiisu Sarreeyo oo Looga Hadlayey Hawlgalka ATMIS.

Wafdi ka socday JFS oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka Arrimaha dibadda oo Xarunta Midowga Africa uga Qayb Galay Shir Heerkiisu Sarreeyo oo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay in Nidaamka Wadomarista uu qeyb weyn ka qaadanayo Badqabka Bulshada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga &...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun 10 sano xabsi Ciidan ah ku riday xubin katirsan khawaarijta

Maxamed Cabdullahi Xaaji Cali (Jawaari) ayaa lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshaha maleeshiyada Khawaarijta Alshabaab isaga oo u qaabilsanaaa qeybta dhuumaalaysata iyo kooxda basaasiinta. Maxamed...

Ugu Akhris Badan