Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo soo bandhigay shaqaale iyo gaari kuwa gurmadka deg...

Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee magaalada Gaalkacyo ayaa dadaallo xooggan ku bixiyay sidii Gaalkacyo ay u heli lahayd Gaadiidka dab damiska oo ay baahi weyn...

Khudbadaha musharaxiinta Guddoonka Baarlamanka Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb.

Mudanayaasha Baarlamanka Galmudug ayaa Saaka oo Khamiis ah u diyaargaroobaya dhageysiga khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Guddoonka Baarlamanka Labaad ee maamulka Galmudug. Arbacadii shalay ayaa la...

Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug oo u diyaargaroobaya Doorashada Guddoonkooda.

Xildhibaanada Cusub ee Galmudug ayaa billaabay diyaargarowga Doorashada Guddoonka Barlamaanka Galmudug ayadoo lagu wado in ay  yeeshaan kulankoodii kowaad oo ay uga arrinsanayaan Doorashada...

Guddigga farsamada maamul dhisidda oo soo gudbiyay xildhibanada Galmudug

Guddiga farsamada  maamul dhisidda Galmudug ayaa maanta soo saaray liiska xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya baarlamaanka maamulkaasi,  

Odayaasha dhaqanka oo bilaabay soo xulidda Xildhibaanada Galmudug

Odayaasha dhaqanka  Galmudug ayaa  bilaabaya soo xulista  Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii tababar  ku saabsan qaabka soo...

Ra’iisul wasaaraha oo Dhuusamareeb kula kulmay Odoyaasha Dhaqanka ee Xeraale iyo Huurshe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magalaada Dhuusameeb kula kulmay Maanta Odayaasha dhaqanka degaanka Xeraale ka xog wareystay sida uu u dhaqan...

Qatar soo food saartay Beeraleyda Hirshabeelle

Wasiir ku xigeenka Beeraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Bashiir Qaasim ayaa walaac xooggan ka muujiyay qatarta ka dhalan karta Ayaxa, aah Cayayaan hali...

Xaraynta xubnaha soo xulaya Baarlamanka Galmudug oo Dhuusamareeb ka billaabatay

Waxaa Saacadihii  lasoo dhaafay ka billowday Magaalada Dhuusamareeb xaraynta Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xubnaha Baarlamaanka Galmudug, si loo dhiso maamul loo dhan yahay. Munaasabad...

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka oo kala dhexgalay beelo ku dagaalamay gobolka Mudug

Mas'uuliyiin ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Waxgaradka gobolka Mudug oo ku hawlan daminta xiisado colaadeed oo kasoo cusboonaaday Miyiga gobolka Mudug ayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Soo dhoweeyay heshiiska laga gaaray arrimaha Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ). Heshiiska oo ku...