Benaadir

Maamulka Galmudug oo kulamo nabadeed la qaatay Odayaasha Caabudwaaq.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey)  iyo wafdi uu hoggaamainayo oo Maalmahan socadal nabadeed ku marayay degaanno ka tirsan Gal-gaduud ayaa kulamo la qaatay...

Maxaabiis laga soo daayey Xabsiyada Hindiya oo kusoo wajahan Muqdisho.

Maanta galinka bambe ayaa lagu wadaa in ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka kasoo degto diyaarad sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnaa Dalka Hindiya...

Xoghayaha Arimaha dibadda Maraykanka oo booqan doono dalal ka tirsan africa.

Xoghayaha arimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa dhowaan booqan doona dhowr dal oo Afrikaan ah, sida ay shaacisay wasaaradda arimaha dibadda ee dalkaasi. Booqashada Tillerson...

War-murtiyeed laga soo saarey Shirka Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada...

Madaxweyne Xaaf oo dhuusamareeb ka furay shirka dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna (SAWIRRO).

Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda Galmudug ka furay shir...

Ugu Akhris Badan