Hir-Shabelle

Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho oo bogaadiyey howlgalkii dadka is abaabulay ay ku dileen Xubno katirsan Argagixisada...

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022-:Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho ayaa ka hadlay weerarkii ay dhawaan dadka degaanka ay ku qaadeen xubno...

DAAWO:Maamulka degmada Mahadaay oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala soo gaaro.

MUQDISHO-4-6-2022-Maamulka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabelleda Dhexe  ayaa  ku baaqay in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ay saameynta ku yeesheen abaaraha...

DAAWO:Ciidamada Xoogga dalka oo Maleshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab ku laayey gobolka Hiiraan.

MUQDISHO-1-6-2022-Ciidanka xoogga dalka ayaa jab xooggan gaarsiiyay Maanta  maleeshiyaadka kooxda Argagaxisada ah ee Al shabaab oo ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan si...

Dowladda Soomaaliya oo maanta deeq raashin ah ku wareejisey guddiga gurmadka abaaraha ee maamulka hirshabeelle.

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka XFS  ayaa maanta  deeq raashin ah ku wareeyjisey guddiga gurmadka abaaraha ee Maamulka Hirshabeelle. Deeqdaan oo  ka timid dowladda Imaaraadka...

Xaalada bini-adanimo dadka ku nool Tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay oo laga deyrinaayo.

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda bini-adanimo dadka ku nool Tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo uu ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka. In...

Ugu Akhris Badan