Video – Somali National Television – sntv.so

[DAAWO] Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay Muwaadiniin ku go’doonsanaa dalka Sudan.
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Muwaadiniinta maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo tiradoodu gaareyso 18 ruux ayaa laga soo daadgureeyay Xadka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka hadlay dib usoo celinta xiriirka Cuba
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruuse  oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan waxba ku jabnayn in ay xiriir cusub la yeelato Dowladda Cuba.

Wasiir Abshir Cumar Haruuse ayaa tilmaamay  in aanay jirin wax diidaya in Soomaaliya ay dib usoo celiso xiriirkii ay lahayd dowladda Cuba.

Waxa uu tilmaamay in  Dowladda Soomaaliya ay ku dhaqmayso siyaasad ku aadan inaysan ciddina cadow ka dhiganin sidoo kalena la hergeliyo Soomaali dunida heshiis la ah.

Muqdisho-Somalia

[DAAWO] Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Ganacsatada uga digay ka ganacsiga agabka ciidanku leeyahay
Madaxweynaha JFS  mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay go’aamo dowladda ay ku xakamayneyso hubka sharci darrada ah ee ay mas’uuliyiinta dowladda ku dhex wataan caasimadda Muqdisho, ka ganacsiga gaadiidka iyo agabka ciidamada iyo dagaalka ka dhanka Khawaarijta.

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta, heshiisyo iyo siyaasado qaran oo muhiim u ah dalka.

Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aaden,oo ay soo jeedisey Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Gen. Mahad Cabdiraxmaan ayaa aqoon iyo khibrad u leh arrimaha la xiriira waajibaadka Ciidanka Asluubta, kaas oo horey u soo noqday Taliyaha Ciidanka Asluubta, Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Taliyaha Dugsiga Labaatan -Jirow iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska ee Gobolka Baay.

Golaha ayaa kulankoodii maanta ku meel-mariyey Xeerka Xakameynta Hubka Caasimadda, Siyaasadda Habraaca Diyaarinta Hindise-sharciyeedyada iyo Gelidda Heshiisyada iyo Siyaasadda Qaran ee Qurba-Joogta Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Golaha ayaa ansixiyey heshiisyo is-afgarad oo la xiriira arrimaha maalgashiga iyo horumarinta dhallinyarada oo ay xukuumaddu gashay, kuwaas oo kala ah;  Heshiis Is-Af-garad iyo iskaashi ee dhinacyada Maalgashiga, Aqoonta & Horumainta Xirfadaha oo ay gaareen (Soomaaliya & Suudaan) iyo Heshiis Is-Af-garad ee Arrimaha Dhallinyarada oo ay galeen ( Soomaaliya & Qatar).

[DAAWO] Sheekada Hooyo Maryan Maxamed Xasan oo afar gabdhood Mataano ah ku dhashay Isbitaalka Banaadir.
Xalay waxaa isbitalka Banaadir 4 caruur oo gabdho ah ku dhashay hooyo Maryan Maxamed Xasan oo ah 38 jir laga keenay degmada Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe.

Hooyada ayaa u dhashay si dabiici Ah SVD afarta gabdhood waa wada caafimaad qabaan alle mahadiis.

Agaasimaha Isbitaalka fartuun Shariif ayaa tiri” Taariikhda inta la xasuusto Soomaaliya si gaar ah isbitaalka Banaadir waa markii ugu horeysay aan aragno qisadaan 4 ta canug ah weliba si dabiici inay ku dhasho waa Alle mahadiis”.

[DAAWO] Dowladda Soomaaliyeed oo ku dhawaaqday in si guud loo Cuuryaamiyay hanaankii Maaliyadeed ee Khawaarijta.
Dagaalka ay iclaamisay Dawladda  Federaalka Soomaaliya bartamihii sannadkii la soo dhaafey, ayaa waxaa uu ka koobnaa saddex weji oo loogu talagaley in dalka looga ciribtiro kooxaha Khawaarijta.

Mid ka mid ah saddexda aag ee dowladdu ay ka beegsanayso Khawaarijtu, waa dhaqaalaha, kaas oo ah isha ugu wayn ee Khawaarijtu u isticmaasho socodsiinta dembiyada ay ka galayaan Qaranka Soomaaliyeed, deriska iyo dunida inteeda kale.

Maanta, waxa ay mar kale dowladdu la wadaageysaa shacabka Soomaaliyeed halka uu marayo dagaalka dhaqaale ee ay kula jirtay Khawaarijta tan iyo markii uu Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ku dhawaaqay dagaalkaan bartamihii sannadkii hore.

Ka dib dagaal adag oo dowladdu ay Khawaarijta uga qaaaday dhammaan Ilihii uu dhaqaaluhu uga soo xaroon jiray, waxaan ku faraxsanahay in aan ku dhawaaqno maanta in aan joojinay kala bar dhaqaalihii ay heli jireen Khawaarijtu. Sidoo kalena hawlgab laga dhigay nidaamkii maaliyadeed ee Khawaarijta ee isku xirnaa ka dib markii ay dowladdu qaadday tallaabooyinkaan:

1-Waxaa la joojiyay hanaankii Khawaarijtu ay lacagaha ku dhex marsiin jirtay nidaamka maaliyadeed ee dalka, sida bangiyada iyo xawaaladaha.

2-  Waxaa la xayiray xisaabaadkii bangiyada iyo teleefonadii Khawaarijtu ku uruursan jirtay dhaqaalaha kuwaas oo lagu xanibay malaayiin dollar.

3-Waxaa la joojiyay baaddi Khawaarijta ee badeecadaha ka soo dega dekadaha iyo garoomada diyaaradaha.

4- Waxaa la joojiyay nidaamkii ay Khawaarijtu ku baadi jirtay dadka wax kala iibsada iyo awooddii ay u lahaayeen in ay helaan xogta wax kala iibsiga.

5- Waxaa la burburiyay goobihii ku hareeraysnaa magaalada Muqdisho ee ay ku qaadan jireen lacagaha baadda ah.

6- Waxaa Khawaarijta laga qabsaday magaalooyinkii ugu waawaynaa ee ay u isticmaali jireen uruurinta xoolaha ay ka dhacaan dadka, sida Masaajid Cali Guduud, Xarardheere, Moqokori, Aadan Yabaal iyo kuwo kale oo u ahaa ilo dhaqaale.

7- Waxaa la qaarajiyay 20 ka mid ah horjoogayaasha qaabilsanaa uruurinta dhaqaalaha baadda ah ee Khawaarijta, waxaa sidoo kale cadaaladda la marsiiyay in ka badan 50 ka tirsan maleeshiyaadka sida gaarka ah ilaalada uga ahaa baadda Khawaarijtu ka qaataan shacabka Soomaaliyeed iyo 15 Gaari oo ah kuwa ay ku uruurin jireen baadda oo iyana gacanta lagu dhigay, qaarkoodna la burburiyay.

Natiijada ka dhalatay tilaabooyinka kor xusan, ayaa  in  inka badan 50 % hoos u dhacay dakhliga Khawaarijtu, in uu si guud u kala daatay nidaamkoodii maaliyadeed oo keentay in iyaga dhexdoodu ay kala xadaan intii usoo hartay, iyo ugu danbayn in dhawrkii bilood ee la soo dhaafay ay Khawaarijtu bixin wayso lacagihii ay siin jirtay maleeshiyaadkooda iyo kharashaadkii guud ee dhaqdhaqaaqooda oo gaabis wayn uu ku yimid.

Inkasta oo ay jiraan guulahaan, hadana dowladdu waxa ay la socotaa in ay wali jiraan qaabab ay Khawaarijtu ku baadayso muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo shakhsiyaad weli ku lug leh kala gudbin iyo uruurin baadda Khawaarijta kuwaas oo lagu raad joogo.

Hadaba, Dowladda Soomaaliyeed, waxa ay la wadaagaysaa shacabka Soomaaliyeed in dagaalka dhaqaale ee ay kula jirto Khawaarijta la sii labanlaabayo ilaa la xaqiijiyo in aanay Khawaarijtu hal shilin ka helin dalka Soomaaliya, sidaas awgeed, dowladdu waxa ay ku raad-joogtaa goobaha iyo ilaha ay Khawaarijtu wali ka hesho ama ku keydsato Dhaqaalaha kuwaa oo ah gudaha iyo dibadda intaba.

Waxaan markale waydiisanaynaa shacabkeenna sharafta leh in ay ka feejignaadaan nooc kasta oo la macaamil dhaqaale ah ee lala yeesho Khawaarijta, waana in ay ogaadaan in kor loo qaaday heerka dabagalka ilaha dhaqaale ee Khawaarijta.

Dowladda Soomaaliya, waxa ay si wayn ugu mahadcelinaysaa ganacsatada Soomaaliyeed doorkooda ku aaddan in loo hoggansamo nidaamka hufnaanta maaliyadeed iyo ka feejignaanta dhaqaale ee Khawaarijta, waxaan sidoo kale shacabka Soomaaliyeed uga mahadcelinaynaa doorkeeda, si gaar ah waxaa bogaadin iyo hambalyo u mudan geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka, dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah ee gacanta ka gaystay guulaha laga gaaray dagaalka dhaqaale ee lagu la jiro Khawaarijta.

[DAAWO] Maxamed Amiin waa naafo Inuu dawarsado ka doortay inuu shaqo adag ka shaqeeyo
Waa makaanig Sameeya ama cilad bixiya Gaadiidka ,waa dheeri galiye madadaaliye mararka qaar ka qosliya kumaan soomaali ah aad looga yaqaan allaada caanka ah ee tiktook,waa arday dhigta sanadkii ugu danbeyey ee waxbarshada,cida aan ka hadlaayo waa Maxamed Xasan Cali.

[DAAWO] Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo magacaawday Guddiga Tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali  ayaa Maanta ku dhawaaqday Guddiga Adeegga Xajka oo ka  kooban Sagaal xubnood.

Maxamed Xaaji Ibraahim Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa Warbaahinta u akhriyay qoraalka Magacaabista Guddiga Adeegga Xajka.

Toos DAAWO : Munaasabadda wareejinta taakulada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga qeyb-qaadanayaan gurmadka walaalaheen Turkiga
Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta wareejineysa taakulada Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay uga qeybqaadanayaan gurmadka Dhulgariirkii Khasaaraha badan dhaliyay ee Bishii hore ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Syria.

Munaasabadaan oo haatan bilaabatay Waxaa ka qeybgalaya Raisulwasaraha Dalka,Guddoomiyaha BFS,Wasiiro iyo dhamaan madax kala duwan.

[DAAWO] Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay xaaladda dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta shacabka kula tukaday salaaddii Jimcada Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan amniga caasimadda iyo falalkii ka dhacay maalmihii la soo dhaafay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan ehellada ay ka geeriyoodeen dhallinyaradii birmo-geydada ahayd ee ku dhimatay shilalkii ka dhacay Caasimadda ee ay ku lug lahaayeen qaar ka mid ah askarta dowladda, waxa uuna sheegay in dhammaantood gacanta lagu hayo, lana horkeenayo sharciga.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in ciqaabta sharci ee ugu adag la marinayo askari kasta oo gabood-fal ku sameeya shacabka, xukuumadduna ay xoogga saareyso ilaalinta anshaxa iyo howl-gudashada Ciidamada Qalabka Sida, iyadoo goobaha hubinta dadweynaha ee gudaha Caasimadda laga mamnuucay askari isticmaalaya maandooriyeyaasha.

Madaxda isticmaasha waddooyinka ay yaalaan baraha Kontoroolada ayuu ugu baaqay Ra’iisul Wasaaruhu in ay si habboon ula dhaqmaan ciidamada, maadaama ay u taagan yihiin sidii ay cadowga ummadda Soomaaliyeed uga difaaci lahaayeen.

Dhanka kale, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyey guulaha ciidamada Soomaaliyeed ee geesiyaasha ah ay ka soo hoyeen xoreynta deegaannada ay argagixisadu ku dhibaateynayeen shacabka.

Ugu danbeyn, Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midmino, amni iyo wadajir bulsho in laga wada shaqeeyo, isagoo ummadda Soomaaliyeed u duceeyay, Allaahna uga baryay in colaadda uu ugu beddelo nabad.