mudug – Somali National Television – sntv.so

Waxgaradka Gobolka mudug oo Galkacyo kaga arinsaday Dagaalka Khawaarijta
Kulankaan oo uu soo qaban qaabiyay Suldaanka Guud ee Beesha Sacad Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed isla markaana ujeedkiisu ku qotamay labo qorshe oo kala ah dar dar galinta sifeynta haraadiga khawaarijta argagixisada Al shabaab iyo xoojinta Nabadda iyo dib u heshiisiinta ka jirta Gobalka Mudug ayaa maanta qabsoomay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug

Kulanka oo ay ka qeyb galeen Gudoomiyaha Gobalka mudug Axmed xuseen shire Bukhaari qaar ka mida odayaasha dhaqanka beelaha gobalka mudug iyo xubno ka socday bulshada qeybahooda kala duwan ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Suldaanka Guud ee Beesha Sacad Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed waxaana uu ka warbixiyay ujeedka kulanka iyo howsha adag ee. hortaala bulshada Gobalka mudug oo uu xusay in qof kasta uu xil ka saaran yahay bad baadada dalka iyo xoreynta dhiigyo cabyada ma naxayaashaa ee khawaarijta Argagixisada Al shabaab

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa iyaguna ka hadlay Qaar ka mida odayaashii dhaqanka iyo xubnihii ka socday ururada bulshada kuwaa oo bogaadiyay howlgallada sifeeynta khawaarijta ee ka socda dalka iyagoona ka dhawaajiyay in bulshada gobalka mudug horay ay door muhiim ah uga qaateen dagaalka lagula jiro khawaarijta haddana ay diyaar u yihiin in ay doorkooda uga qaataan naf iyo maal.

Gudoomiyaha Gobalka mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari ayaa ugu danbeyn kulan ka hadlay waxaana uu sheegay in xiligaan ay tahay waqtigii ay soo afjarmi lahaayeen Khawaarijta Al shabaab bulshada gobalka mudugna ay ahaayeen waligood dad aan marnaba ogalaan gumeysiga iyo fikirka aan diinta islaamka wax raada ku laheyn ee argagixisada sidaa darteedna ay u diyaar yihiin shacabka gobalka mudug garab istaaga ciidamada qaranka ee ku howlan ciribtirka Kooxda naf la caarigaa ee gabalkoodu sii dhacayo ee khawaarijta Argagixisada Al shabaab

Gudoomiyaha Gobalka mudug Axmed xuseen shire u Bukhaari ayaa uga mahad celiyay qabashada kulanka suldaanka guud ee beesha sacad Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo uu xusay inuu yahay shaqsi u hogaamin kara bulshada wadada lagu sifeynayo haraadiga nabadiidka al shabaab..

Howlgal amni xaqiijin ah oo ka Socda Galkacyo.
Si loola socdo dhaq dhaqaaqyada Gaadiidka ka dhax shaqeeya Gudaha magaalada Galkacyo iyo kuwa soo gala isla markaana ujeedka looga gol leeyahay uu yahay adkeynta amniga iyo la socodka gaadiidka aan laheyn Aqoonsi sharci ah kuwa aan wadan dukimiintiyada ogalaanaya wada marista iyo canshuurta sadax bilood laha ee loogu talagalay in gaadiidku ay bixiyaan si waafaqsan xeerka wada marista ee wasaarada Gaadiidka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Taliska Qeybta Gobalka mudug ee Ciidanka Nabad Galyada wadooyinka Booliisku waxa ay ka bilaabeen Howlgalo lagu adkeynayo la socodka dhaq dhaqaaqyada Gaadiidka iyo u hogaansamida shuruucda uga dagsan wasaarada Gaadiidka DG Galmudug arimaha la xariira sharciyada wada marista

Ciidamada Nabad Galyada wadooyinka Ayaa intii ay ku guda jiraan howlgalka waxaa ay gacanta ku dhigeen in ka badan 100 gaari oo isugu jira kuwa dadweynuhu raacaan ee ka dhax shaqeeya gudaha magaalada Galkacyo iyo kuwa waaweyn ee xamuulka ee isaga kala gudba goballada dalka ee marinkoodu isku xirku uu yahay magaalada Galkacyo

Taliyaha Ciidanka Nabad Galyada wadooyinka Gobalka mudug ee Galmudug Xidigle Shariif Cali Xarbi oo aan la kulmay intii ay ciidamadu ku guda jireen howlgalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkaan uu qeyb ka yahay dadaalada la xariira sugida amniga iyo la dagaalanka argagixisada maadaama loo baahan yahay in si dhow loola socda dhaq dhaqaaqyada gaadiidka ka dhax shaqeeya gudaha magaalada iyo kuwa safarka ah ee soo gala ama ka baxa waxaana intaas uu ku daray in dhamaan gaadiidka ay ciidamadu soo qabteen ay yihiun kuwa aan wadan Warqadaha Aqoonsiga sharciyadeed iyo Taarikada DG Galmudug iyo Tan Dowlada Fadaraalka Soomaaliya sidaa Darteedna la marsiinayo sharciga

Ugu Danbeyna xidigle Shariif Cali Xarbi ayaa ka codsaday milkilayaasha Gaadiidka iyo Darawalladu in ay u hogaansamaan sharciga isla markaana ay isku soo diwaan galiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan ciddii amarka Maamulka u hogaansami weysana talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono