Kaaraan. – Somali National Television – sntv.so

Shacabka Kaaraan oo Qaaday Tilaabo Geesinimo Leh.
Shacaka ku dhaqan Degmadda Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dayay inay baxsadaan ka dib markii ay dileen askari ka tirsan Ciidanka Amaanka,  agagaarka Kaawada Kabasiini ee Waaxda Nagayle, waxaana laga soo qabtay Waaxda Jamhuuriyo.

Labada dhagar qabe ayaa waxaa la wareegay Ciidanka Amaanka ayaga iyo hubkii ay wateen, sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe.

Shacabka ku dhaqan Degmada Kaaraan ayaa gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dayay inay baxsadaan, ka dib markii ay dileen Askari ka tirsan Ciidanka amaank.

Dhagarqabayaashan ayaa falka ka geystay agagaarka Kaawada Kabasiini ee waaxda Nagayle, waxaana laga soo qabtay Waaxda Jamhuuriyo iyaga iyo hubkii ay wateen, waxaana la horgeyn doon Sharcigaaga.