Xusuusta Keydka – Somali National Television – sntv.so

(DAAWO) BARNAAMIJKA XASUUSTA KEYDKA ©SNTV // 12.12.2020.
Halkan ka Daawo.

(DAAWO) BARNAAMIJKA XASUUSTA KEYDKA ©SNTV // 28.11.2020.
Halkan ka Daawo Barnaamijka Xasuusta Keydka SNTV.

Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
Muqdisho (SNTV)- Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa horseedkii S.Y.l Maxamud Yusuf Aden “Muuro” wuxuuna ka mid ahaa hogaamiyayaashii Leegada ee kor u hayay Shucladdii Gobanimadoonka.

Taariikhda sida wayn loogu xasuusto waxaa ka mid ah, wuxuu ahaa halyay Naftiisa u hibeeyay sidii Soomaaliya ay  gobanimo ku gaari lahayd.

Sababta keentay in Maxamuud yuusuf Muuro in uu iska dhigo AUN C/llaahi Ciise, islamarkaana uu cirbada sunta ah u qaatay waxay ahayd, in lagahortago Gumaystaha oo doonay in uu qaab shirqool ah kaga hortago si qadiyadda aaya katalinta Soomaaliyeed u gaarin Fagaarayaasha Caalamka.

28-10-1948dii AUN C/llaahi Ciise ayaa u dhoofayay dalka dibadiisa si uu uga qaybgalo shir ka dhacayey Faransiiska gaar ahaan lexuss oo ay soo qaban qaabiyeen Wasiiradii Arrimaha Dibadda ee Talyaaniga iyo Ingiriiska oo 5tii ilaa lixdii may 1948 ku shiray London heshiiskaasi oo la magac baxay “Sforza-Bevin plan oo Four Power Commission uga hadlayeen arrimaha Soomaaliya.

Isticmaarkii Ingiriiska wuxuu ugu talagalay in uu ku mudo Talaal sun ah AUN C/llaahi Ciise Maxamuud oo ahaa hogaamiye soomaaliyeed oo xorinimo u dirir ahaay waxaa C/llaahi Ciise iska dhigay oo run ahaantiina ay isku suuro ekaayeen Marxuum: Maxamud Yuusuf Aadan Muuro oo cirbadii talaalka ee sunta aheeyd lagu duray wuxuuna ka dhaxlay cirbadaasi xanuun  uu sariir u saarnaa waqti badan Marxuum: Maxamud Yusuf Muuro wuxuu cirbadaasi sunta ah u qaatay in uu badbaadiyo qaranimada iyo madax-banaanida soomaaliya.

Dhawaan ayuu ku geeriyooday Guri uu ka deganaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Maalinimada bari ah ayaa lagu Aasay Qubuuraha Laangaata ee isla Magaaladaasi,Allaha u naxariisto Marxuum Maxamuud Yusuf Aden Muuro  Ummada Soomaaliyeedna Samir iyo Imaan allaha ka siiyo.

Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaah Rajicoon Geeridu waa xaq. Waxaan ummada Soomaaliyeed oga tacsiyadeenayaa geerida ku timid halyeey soomaaliyeed oo magaalada Nairobi ku geeriyooday, Halgamaa Maxamud Yusuf Aden “Muuro” oo kamid ahaa halgama yaashii  Soomaaliyeed in badan u hurey.

Intuusan dhiman ayaan nasiib u yeeshay in aan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kula Kulmo halgamaaga Soomaaliyeed oo u qaatay cirbad sun ah  jiritaanka soomaaliya. Marxuum Maxamud Yusuf Aden “Muuro” ayaa  iiga sheekeeyey xornimo u dirirkii iyo sababta keentay in uu iska dhigo AUN C/llaahi Ciise uu islamarkaana cirbada sunta ah u qaatay.

Halgamaa muuro ayaa wuxuu ii sheegay 28-10-1948dii AUN C/llaahi Ciise wuxuu ka dhoofay dalk si uu uga qaybgalo shir ka dhacayey Paris gaar ahaan lexuss oo ay soo qaban qaabiyeen Wasiiradii Arrimaha Dibadda ee Talyaaniga iyo Ingiriiska oo 5tii ilaa lixdii may 1948 ku shiray London heshiiskaasi oo la magac baxay “Sforza-Bevin plan oo Four Power Commission uga hadlayeen arrimaha Soomaaliya.

Isticmaarkii Ingiriiska wuxuu ugu talagalay in uu ku mudo Talaal sun ah AUN C/llaahi Ciise Maxamuud oo ahaa hogaamiye soomaaliyeed oo xorinimo u dirir ahaay waxaa C/llaahi Ciise iska dhigay oo run ahaantiina ay isku suuro ekaayeen Marxuum: Maxamud Yuusuf Aadan Muuro oo cirbadii talaalka ee sunta aheeyd lagu duray wuxuuna ka dhaxlay cirbadaasi xanuun  uu sariir u saarnaa waqti badan Marxuum: Maxamud Yusuf Muuro wuxuu cirbadaasi sunta ah u qaatay in uu badbaadiyo qaranimada iyo madax-banaanida soomaaliya.

Maalinimadii shalay ayuu ku geeriyooday Guriga uu ka deganaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Maalinimada bari ah ayaa lagu aasidoonaa qabuuraha laangaata illahayoow u naxariiso Marxuum Maxamuud Yusuf Aden illahoow Janatul Fardowsa Ka Waraabi dhamaan Ummada Soomaaliyeed Samir iyo Imaan allaha ka siiyo illaheey qabriga ha u waasiciyo Aamin.

W/D Abuukar Goobdoon

Bankiga adduunka oo sheegay inuu kordhayo dhaqaalaha Soomaaliya
Muqdisho (SNTV)- Bankiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba, wuxuuna daabacay qiimeyntiisii Saddexaad ee ay ku sameeyeen dhaqaalaha Soomaaliya, taasi oo muujineysa qodobada ugu waa weyn ee tilmaamaya inuu dhacay horumar dhaqaale iyo in kale.

Warbixintan ayaa timid iyada oo sanadkii hore Soomaaliya ay ku habsatay abaar si weyn waxyeelo ugu geysatay xoolaha nool, gaar ahaan dhulka reer miyiga, waxaana bankiga adduunka uu sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkii hore kordhay 2.3%, halka midkii kaas ka horeeyay 2016-kii uu dhaqaalaha ahaa 4.4%.

Bankiga adduunka ayaa sheegay intaasi ay muujineyso sida ay abaartu u keentay dib u dhac dhinaca dhaqaalaha ah, waxaana dhaqaalaha Soomaaliya uu taariikh ahaan ku tiirsana dhoofka xoolaha.

Wakiilka bankiga adduunka ee Soomaaliya ayaa yiri “Waa warbixin aan dooneyno inay soo baxdo Lixdii bilood ee kasta, warbixin kasta waxa ay leedahay mowduuc hoos loogu eego, warbixintan waxay si gaar ah u eegeysaa lacagaha la isku weedaarsado telefoonada, fariinta dhaqalaha ee warbixintan ay dirreyso ayaa waxa ay tahay abaartii sanadkii hore dhacday inay hoos u dhac ku keentay dhaqaalaha”.

Warbixinta bankiga adduunka ayaa waxa ay si weyn u ammaantay kobaca iyo doorka dhaqaalaha ee hananka lacagaha la isugu weedaarsado telefoonada hadii ay ahaan laheyd xawilaadaha iyo wax kala iibsigaba.

Waxaa bankiga adduunka uu sheegay in bishii uu sareeyo 155 Million is weedaarsi lacageed ama wax kala iibsasho la isugu gudbiyo telefoonada, taasi oo ku fadhida aduun dhan 2.7 Bilyan oo dollar bishii, wuxuu kaloo bankigu tilmaamay in lacagaha telefoonada ay ka xoog bateen lacagaha waraaqda ah ama cadaanka ah ee ka jira Soomaaliya.

“Caqabado badan ayaa ka jira Soomaliya oo dhanka amniga iyo siyasadda la xiriira, waxa keliya ee si wanaagsan u shaqeeya waa dhaqaalaha ku saleysan shirkadaha gaarka ah, ganacsiga gaarka loo leeyahay wuxuu wax weyn ka qabtay dhaqaalaha Soomaaliya, kala wareejinta lacagaha ee dhinaca telefoonada Soomaaliya waa mid ka mid ah talaabooyinka ugu horumarsan dunida, waxayna taasi fursad u tahay kobaca dhaqaalaha”. Ayuu markale yiri wakiilka bankiga adduunka ee Soomaaliya.

Bankiga adduunka ayaa wuxuu sheegay waxyaabaha nugeylka u keenaya in ay ka mid yihiin cilad ka imaaneysa in qofka wax iibsanaya aanu jirin hab difaacaya hadii uu muran dhaco ama in kan wax diraya uusan aqoon dadka uu wax u dirayo iyo in bankiga Soomaaliya uusan wax la socod ah ku laheyn hanaankan, waxaana bankiga uu soo jeediyay intaasi ay u baahan tahay sharci dejin.

Dowladaha Soomaaliya,Eritrea iyo Itoobiya oo ka wada hadlay arrimaha ka dhextaagan Jabuuti iyo Eritrea.
Asmara(SNTV):- Magaalada Asmara ee caasimadda Dalka Eritrea ayaa waxaa ka dhacay shir sedex geesood ah oo u dhexeeya Soomaaliya,Eritrea iyo Itoobiya, iyadoo hoggaamiyaasha dalalkani ay ka wada hadleen sidii xal looga gaari lahaa arrimaha ka dhex taagan Jabuuti iyo Eritrea.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya AXmed Ciise Cawad  oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay ka wada hadleen arrimaha ka dhex taagan Jabuuti iyo Eritrea.

Wasiirka ayaa sheegay in madaxda ay go’aamiyeen in wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalkan ay si degdeg ah u bilaabayaan wadaa xaajoodyada labada dhinac,si loo soo afjaro xisadaha labada dal ka dhexeeya.

Dhanka kale Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa heshiis saddex geesood ah ku kala saxiixday magaalada Asmara.

Heshiiskan ayaa waxa uu dhigayaa in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi dhaqaale, amni, bulsho, dhaqan iyo siyaasadeed, lagana shaqeeyo sidii guud ahaan Gobolka Geeska Afrika loogu soo dabbaali lahaa xasillooni iyo horumar.

Shirkan ayaa qeyb ka ah qorshayaal lagu hirgelinayo ka faa’idaysiga heshiisyo caalami ah oo horey looga gaaray wadamo uu kamid yahay Shiinaha,halkaasi oo dhawaan lagu soo geba gebeeyey shirka iskaashiga Shiinaha iyo Africa.

Mas’uuliyiinta dowladda oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka
Muqdisho (SNTV)- Alle ha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku geeriyootay hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Mas’uuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale oo ay kujiraan Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse,xubnaha gudiga iyo dhamaan shaqaalaha ayaa  Tacsiy Tiiraanyo leh u Direy Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS. Mudane. Maxamed Mursal Sheekh Abdiraxman oo Hooyadiisa “Maamo” Haajiro” Cali “Aadan” Maanta ku Geeriyootey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta KMG ah ee Maamul Goboledka Koonfur Galbeed ee Soomaliya.

Mas’uuliyiintan  ayaa eebe uga baryaya in uu janadii Fradowsa uu ka waraabiyo islamarkaana Samir iyo Imaan uu alle ka siiyo dhaman ehelada iyo qaraabada marxuumadda ay ka geeriyootay.

Dalka Shiinaha waa saaxiib aan hagar aqoon (Warbixin)
Muqdisho(SNTV)–Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka dhaxeeya xiriir soo jiray muddo dheer  oo soo taxnaa boqolaal sano, waxaase diiwaangashay taariikh ahaan ama lagu xasuustaa in Soomaaliya ay ahayd waddankii ugu horreeyey ee Afrikaan ah oo Shiinaha xiriir toos ah la yeesha, taasi waxay micnaheedu tahay in uusan jirin dal Afrikaan ah oo ka horreeyay Somaaliya ee xiriir la lahaa dawaynaha Shiinaha

Dad badan oo aqoon u leh xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa sheegay in wafuud ka socota dalalka Africa oo ay Soomaaliya ka mid tahay ay soo bandhigeen waxa ay ka garanayaan xiriirka labada dalka iyo Shucuubtooda, waxayna xuseen in xiriirka Shiinaha iyo Soomaaliya uu soo bilowdey muddo hadda laga joogo Lix boqol iyo kotan sanno (650 sano), ka hor, balse Xiriirka Diplomacy ee Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa soo billawday 14-kii Bishii December 1960-kii, waxaa labada Dawladood ay leeyihiin xiriir saaxiibtinimo dheer oo taariikhi ah, isagoo ku saleysan iskaashi siyaasadeed, dhaqaale, dhaqan, waxbarasho iyo dhinacyo kale oo muhiim u ah iskaashiga labada Dawladood.

Haddaba goormuu bilowday xiriirka labada Dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha?

Badmaax u dhashay Shiinaha oo Muqdisho yimid Lix Boqol oo sanno ka hor ayuu ka bilowdey xiriirka labada dal, waxaa toos u hirgalay iskaashi ganacsi oo labada shacab ah, waxayna keentay in ay noqdaan dad si weyn isu dhexgala isla markaana horumar  ka sameeya iskaashigaasi, dadweynaha labada dal ayaa safarro dhinaca badda ah  ku kala bixiyey Soomaaliya iyo Shiinaha,iyagoo is dhaafsanayn xiriirro u badnaa dhinaca ganacsiga.

Waxaa kaloo jira in keydka taariikhda Shiinaha ay ku qoran tahay in Soomaaliya ay tahay dalkii ugu horreeyey ee Xiriir saaxiibnimo iyo diblomaasiyaddeed la sameystay Shiinaha, iyadoo Aqoonyahanno Shiinees ah ay sheegeen in Kheyraadka koowaad ee Soomaaliya uu yahay halka ay Juqraafi  ahaan uga taallo dunida iyo kheyraadka kale ee gudaheeda dhex ceegaaga.

Prof. Wang Xiaohia oo ka mid ah Aqoonyahanada Shiinaha ayaa waxa uu xusay in barnaamijka horumarinta iyo iskaashiga Shiinaha Soomaaliya ay uga jirto safka hore sanadka 2021 ama qarniga 21-aad ee dunida, kaas oo lagu magacaabo Belt And Silk Road oo ka kooban afar qodob oo kala ah

Nabadda iyo taageeradeeda

Iskaashi iyo Furfurnaan

Wadajir dadweyne ama labada shacuur

Iskaashi Dhaqaale, dhismo mashaariic wata iyo diyaarinta istaraatiijiyad weyn oo dhinacyada tiknoolajiyadda iyo dib u dhiska Soomaaliya.

Dad badan aad uma garanayaan in Soomaaliya ay leedahay taariikhahaas fog ama dheer, waana midda bulshada caalamka ku abuurtay in Soomaalida ay u aqoonsadaan dad ka horreeya Afrikaanka kale.

Soomaaliya ayaa hadda u diyaarsan jawi ay dunida oo dhan mar kale ku tusto wax wada qabsi buuxa, kana turjumaya nabad, iskaashi, dhaqaale wadaag, ganacsi iyo dhismeyaal mahsaariic xambaarsan, taasoo dalkeenna u keeni doonta fursado waa weyn burburka u bedela dib u dhis ,nabad iyo barwaaqo.

Xirrirka qotada dheer ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka marqaati kacaya dadaalkii Diblomaasiyadeed  iyo kaalintii lama iloobaanka  ahayd ee  Soomaaliya ay ka cayaartay Fagaaraha Caalamka (Q/M) taasi oo ay marqaati u tahay  hadalkii Raiisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya ee Dowladdii Rayidka ahayd ee Kacaanka ka horaysay, Allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal wuxuu khudbad dheer ka jeediyay Shirkii Qaramada midoobay bishii Oktoobar todobadeedii sanadkii  1969-kii taasi oo uu kaga hadlaayay arrimo ku saabsan qadiyadaha  Dadyowga falastiiniyiinta iyo in Dalweynaha Shiinaha loo ogolaado Xaqa uu u leeyahay ka mid noqoshada  Golaha guud ee Qaramada  midoobay, iyadoo uu Shiinuhu waagaas uusan ka mid aheyn golaha loo dhan yahay ee Qaramada midoobay,waxaana xusid mudan in dalkaasi uu haatan ka mid yahay 5ta dowladood ee awoodda codka diidmada qayaxan (Vito).

Haddaba qormadaani iyo kuwa kaleba oo aan kaga hadleyno xiriirka qotada dheer ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa waxa uu ku soo beegmaysaa xilli uu dhawaan Wafdi ballaaran uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo uu booqasho rasmi ah ku tagayo dalka Shiinaha, si loo sii adkeeyo  Xiriirka soo jirenka ah ee u dhaxeeya labada dal , waxaana  madaxwaynaha Soomaaliya uu ka qeybgalayaa Shirwaynaha Shiinaha iyo Afrika dhanka kalena wuxuu  kullammo rasmi ah oo gaar ah la yeelan doona madaxda Jamhuuriyadda dadka ee Shiinaha, waxaana dhihi karnaa Shiinuhu waa saaxiib aan hagar aqoon.

W.D: C/laahi Ruush

Ciidamada Boliiska Soomaaliya oo la wareegay Amniga Garoonka Stadium Muqdisho
Muqdisho (SNTV)- Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta garoonka Kubadda Cagta Stadium muqdisho.

Muddo waxa ay xarun u aheyd Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, waxaa dadaal dheer u gashay dowladda Soomaaliya si loogu soo celiyo gacanta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha si’ ay qeyb uga noqoto meelaha dadweynaha isugu yimaadan.

Garoonka ayaa ahaa garoonkii ugu weynaa Soomaaliya isagoo xilliyadii Nabadda Marti geliyay ciyaaro heer Caalami ah.

Dadweyne kala duwan oo isaga kala yimid qeybaha gobalka Benaadir, Saraakiil Ciidan, Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobalka Benaadir ayaa ka qeyb galay xafladda  Ku wareejinta masuuliyadda Amni ee Garoonka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad sugida Suudaan oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho(SNTV);- Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka dalka Suudaan Gen. Salah Abdalla Maxamed Gosh ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdiga Agaasimaha Hay’adda Nabad sugida dalka Suudaan oo booqasho rasmi ah ku yimid.

Inta ay joogaan Wafdiga ka socda Dowladda Suudaan ayaa waxay kullamo kala duwan la yeelan doonaan Mas’uuliyiinta Nabad sugida Soomaaliya iyo Madaxda Dowladda.

Dowladda Suudaan ayaa ka mid ah dalalka Soomaaliya ka taageera dib u dhiska iyo tababarada Ciidamada Qalabka,kuwaasi oo marar badan tababar ku soo qaatay dalkaasi.

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka dalka Suudaan Gen. Salah Abdalla Maxamed Gosh ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdiga Agaasimaha Hay’adda Nabad sugida dalka Suudaan oo booqasho rasmi ah ku yimid.

Inta ay joogaan Wafdiga ka socda Dowladda Suudaan ayaa waxay kullamo kala duwan la yeelan doonaan Mas’uuliyiinta Nabad sugida Soomaaliya iyo Madaxda Dowladda.

Dowladda Suudaan ayaa ka mid ah dalalka Soomaaliya ka taageera dib u dhiska iyo tababarada Ciidamada Qalabka,kuwaasi oo marar badan tababar ku soo qaatay dalkaasi.

Ciidanka Ururka 60aad oo kulan sagootin ah u sameeyey Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka
Muqdisho (SNTV), Ciidanka Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa kulan sagootin ah maanta u sameeyey Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage oo intaan xilka Abaanduulka loo magacaabin ahaa Taliyaha Ururkaasi.

Kulanka intii uu socday ayaa Gen. Odowaa waxa uu dhageystay Talooyin iyo aragtiyo ay usoo gudbiyeen Saraakiisha, Saraakiil xigeenada iyo dableyda Ururka 60aad ee ilaaladda Madaxtooyadda Qaranka, waxaana dhammaan ay ugu hambalyeeyeen Xilka cusub ee loo dhiibay, iyaggo ALLE uga baryey in uu u fududeeyo masuuliyada culus ee loo dhiibay.

Siihayaha Taliyaha Ururka 60aad ee Ilaaladda, ahna Abaanduulaha Ururkaasi, Dhamme Dayax Cabdi Cabdulle oo kulanka ka hadlay, ayaa ugu horeyn u hambalyeey S/guuto Odowaa Yuusuf raage, waxaana uu xusay in Shaqada Ururka lasii dar dar gelin doono.

Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay Ciidanka Ururka 60aad, ayaa uga mahad celiyey qaabka wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen intuu uu hayey Xilka Taliyaha Ururka, isaggoo kula dardaarmay inay sii laba jibaaraan shaqada, si wanaagsanna ay ula shaqeeyaan Madaxda.