Gddoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay Madaxweynaha Puntland

Garoowe-(SNTV)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Magaalada garoowe kula kulmay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntalnd, Siciid C/laahi...

Puntland oo sii daysay Maxaabiis Soomaali iyo Ajaanib isugu jirta

Boosaaso-(SNTV)-Maxkamada sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Shalay oo Khamiis ahayd u fariisatay dacwad ka dhan ahayd Maxaabiis u dhalatay Dalka Iraan, kuwaas oo...

Madaxweyna Gaas oo soo dhaweyay baaqa salaadiinta ee ku aadan nabadeynta deeganada Putland

Munaasabadda caleema saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje C/llaahi oo isugu jiray wafuud ka socotay dowladda Soomaaliya, odayaasha dhaqanka oo ka kala yimid gudaha...

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Qabriga Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Gaalkacyo (SNTV):- Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho duco ah ku tegay Qabriga Alle Ha’unaxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf...

Boosaaso oo loo diiwaan geliyay degmadii 2-aad ee ku hartay wareegga 3-aad ee tartanka

Muqdisho (SNTV)-Wareegga 4-aad qeybtiisa 2-aad waxaa ku wada ballansanaa in ay ku tartamaan degmooyinka Boosaaso iyo Hodan oo ka kala tirsan goballada Bari iyo...

Bulshada ku nool deegaanada miyiga ah ee G/Bari oo si isku tashi ah u...

Bulshada ku dhaqan dagmooyinka fog fog ee Gobalka Bari oo u badan Xoolo dhaqato iyo Beeralay ayaa bilaabay isku tashi ay ku doonayaan inay...

Guddigii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo&Dhuusamareeb ooo Boosaaso gaaray

Muqdisho (SNTV) Xubnaha Guddiga xaqiiqa raadinta ahaa ee ka kala socday Xildhibaanada golaha shacabka iyo maamulka Koonfur galbeed oo gaaray magaala xeebeedka boosaaso ee xarunta...

Doorashada madaxwaynaha Puntland oo goor dhaw bilaabanaysa

Doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenka dawlad goboleedka Puntland ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas, waxaana ku tartamaya ilaa 21-musharax oo xilka...

Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay aaska Jeneraal; Carays

Garoowe-(SNTV)-Madaxweynaha Puntland ayaa Maanta ka qeyb galay aas loo sameeyay Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays), oo Shalay ku geeriyooday Magaalada garoowe. Aaska ayaa waxaa...

Ololihii wacyi gelinta doorashooyinka oo ka bilaabanaya Garoowe.

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxa ku sugan Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan kuwaas oo  la filayo in ay shir...