Madaxweyne Xasan oo Lakulmay Wasiirada Waxbarashada Maamulada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa kala...

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Wasiiro Cusub.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 59 ee 23da Sibteembar 2022 kuna magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda...

Madaxweynaha Qaranka oo gaaray Puntland .

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaardhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda waxaa Garoonka diyaaradaha Jeneraal Maxamed Abshir ee...

Gudoomiye Ku Xigeenka 1-aad Golaha Shacabka Oo Gargaar Gaarsiisay Puntland.

Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sadia Yaasin Samatar ayaa Maanta gaartay Magaalada Garoowe Ee Dawlad Gobaleedka Puntland. Waxaa Garoonka Magalada Garoowe ku...

Shir ku saabsan Amniga Puntland iyo Galmudug oo Lagu Qabtay Deegaanka Gobsho ee Gobolka...

Kulan looga hadlayay Amniga ayna Goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiinta Galmudug, Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka oo lagu qabtay Deegaanka gobsho ee Gobolka mudug. Kulankaan oo looga...

Kulan Looga Hadlayay Amniga Gobalka Mudug Oo Lagu Qabtay Galkacyo+SAWIRO.

Kulanka amniga gobalka mudug ayaa waxaa ka qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha gobolka mudug ee Putland xasan wardheere Gudoomiye kuxigeenka gobolka mudug ee galmudug Axmed maxamed...

Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid Amniyaadka Argagaxisada Alshabaab.

Muqdisho-21-6-2022-:Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Shir guddoomiyey shir heer Wasiiro ah oo looga hadlayey...

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir guddoomiyey shir heer Wasiiro ah oo looga hadlayey maamul baahinta Puntland ee (JPLG) Shirkan...

Shir Lagu Xoojinayey Wada Shaqaynta Booliska Nugaal Iyo Laamaha Garsoorka Ee Puntland oo...

Muqdisho- 14 JUNE 2022: Maamulka Gobolka nugaal iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolkaas  ee mamulka Puntland  ayaa  Ka Qayb Galay Shir Lagu Xoojinayay Wada Shaqaynta...

Puntland oo go’aano adag ka soo saartay Amniga Caasimada Puntland Ee Garowe.

Garowe 12 JUNE 2022: Gudiga Amniga Gobolka Nugaal Iyo Gudiga Sare Ee Amniga Puntland Oo Go'aamo Adag Ka Soo Saaray Amniga Caasimada Puntland Ee...