Muuqaalo – Somali National Television – sntv.so
DAAWO:-Deegaanka Dowgaab ee gobolka Mudug oo markii ugu horeysay laga dhagax-dhigay saldhig Boolis.
Deegaanka Dowgaab ee gobolka Mudug oo markii ugu horeysay laga dhagax-dhigay saldhig Boolis.
Hoos ka daawo
[Daawo]Maxaa iska bedelay ciyaaraha ama madadaalada caruurta gaar ahaan gabdhaha da’doodu ka yartahay 10-ka sano.
Muqdisho-15-8-202-:Warbixintaan waxa ay ka hadlayaa Maxaa iska bedelay ciyaaraha ama madadaalada caruurta gaar ahaan gabdhaha da’doodu ka yartahay 10-ka sano.
Warbixintaan waxaan ku eegeynaa 20 sanno waqtiyadii hore iyo waqtigaan waxaana diyaarisay Wariyaheena Sucaad Abdicasiis Dahir.
DAAWASHO WACAN
DAAWO:Intabadan goobaha ganacsi ee gubta waxaa yaalla oo dabku halakeeyaa lacago kaash ah iyadoo dunida casri isku bedeshay ,Haddaba sidee looga gudbi karaa.
Muqdisho-31-5-2022-Intabadan goobaha ganacsi ee gubta waxaa yaalla oo dabku halakeeyaa lacago kaash ah iyadoo dunida casri isku bededhay “Haddaba sidee looga gudbi karaa arintaan .
https://sntv.so/wp-content/uploads/2022/05/285258082_1040144900224685_4582527794493840588_n.mp4
Daawo: Guddiga doorashada heer federaal oo soo saaray jadwal cusub oo doorasho
Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kaas lagu kala cadeeyey goorta lasoo gabagabeynayo doorashada Aqalka Sare iyo goorta ay bilaabaneyso tan golaha shacabka.
Sida ku cad jadwalkaan caawa ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaalka doorashada golaha Aqalka Sare ayaa la qorsheeyey in lasoo gabagabeeyo 18-ka bishaan September.
Sidoo kale 25-ka bishaan ayaa la guda gelayaa diyaarinta iyo diiwaan gelinta guddiga soo xulaya ergooyinka iyo musharaxiinta xildhibaanada golaha shacabka.
1-da bisha October ayaa lagu sheegay jadwalkaan inay bilaabaneyso doorashada xildhibaanada golaha shacabka, iyadoo lasoo gabagabeyn doono 20-ka bisha November.
Ugu dambeyntiina 25-ka November waxaa bilaabanaya shahaado bixinta xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Hoos ka daawo
Hoos ka eeg Jadwalka
(DAAWO) Warka Kooban SNTV 14-11-2020.
Halkan Ka DAAWO Warka Kooban ee SNTV 14-11-2020.
XEER SOOMAALIGII HORE IYO XEERARKA CASRIGA EE DALKA MAXAY KU KALA DUWANYIHIIN MAXAYSE ISAGA MID YIHIIN- AVV DAHIR MOHAMED ALI
Muqdisho (SNTV)- PDF & WORD ahaan ayaad halkan uga aqrisan kartaa Qormadan oo xiisa badan.
DAHIR ARAB XEER-PDF
DAHIR ARAB XEER-Word
Daahir Maxamed Cali waa qareen, bare sharci, khabiir qaanuuneed , Xoghayaha guud ee ururka Qareennada Soomaaliyeed.
In ka badan 10-sano ayuu ku jiray xirfadda qareenimo.
Dowladda Finland oo qalab Studio oo casri ah ku wareejisay TV ga Qaranka Soomaaliyeed.
Dowladda Finland oo ay wakiil ka tahay hay’adda Vikas ee laga leeyahay dalkaas ayaa qalab casri ah maanta ku wareejisay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed waxaa qalabka guddoomay una mahad celiyay dowladda iyo shacabka reer Finland agaasimaha guud ee wasaaradda.
#SNTV.
Dowladda Finland oo ay wakiil ka tahay hay'adda Vikas ee laga leeyahay dalkaas ayaa qalab casri ah maanta ku wareejisay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed waxaa qalabka guddoomay una mahad celiyay dowladda iyo shacabka reer Finland agaasimaha guud ee wasaaradda.
Δημοσιεύτηκε από Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed στις Κυριακή, 27 Οκτωβρίου 2019
kulanka todobaadka
Muqdisho (SNTV)- Waa mid kamid ah barnaamijyada aad  ka daawataan SNTV, sidoo kale aad ka dhageystaaan Radio Muqdisho.
waxaa si gaar ah  loogu faaqidaa todobaakaas waxa ugu weyna, waxaana marti ku ahaa maalintan Taliyada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Haddaba halkan hoose guji ku riix si’aad u hesho arrima badan oo dheeraad ah
Sama wade
Muqdisho (SNTV)- Waa  mid kami dah barnaamijyada ka  baxa telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed, waxaa si gaar ah diiradda loogu saaraa dhibaatooyinka argagixisada ku hayaa shacabka Soomaaliyeed.
Waxaa si  gaar ah barnaamijkan diiradda loogu saaray isxilqaanka shacabka ku dhaqan qeyba kamid ah gobalka Shabeelaha Dhexe ay sameeyeen kaasi oo ujeedkiisu yahay sidii ay isaga difaaci lahaayeen Maleeshiyada Alshabaab.
Haddaba halkan  hoose ayaad ka daawan kartaa xog intaas ka badan
Taakuleynta Ciidamada
Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Boliiska oo  dib u dayactir ku sameeyay xaruma lagu xanaaneeyo caruurta agoonta Boliiska.
Arrintaas ayaad timid kadib markii ay isxilqaameen ciidamada oo mushaaraadkooda ay ku tabaruceen sidii ay u heli lahaayeen  caruurta walaalahood ay ka geeriyoodeen daryeel.
Arrima kale oo dheeraad ah ayaad Muuqaalkan hoose ka ogaan kartaa.