Dhaqaalaha – Somali National Television – sntv.so
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Nairobi uga qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative). Shirkaan ayaa looga hadlay horumarinta iyo iskaashiga dhaqaalaha dalalka ku midoobay kulankaan.
Wasiirka Maaliiyadda Soomaaliya ayaa hadal ka jeediyay isaga oo ka hadlay mudnaanta ay Dowladda Federaalka u leedahay fulinta iyo hirgalinta qorshayaasha horumarineed ee horay loogu heshiiyay.
Shirkaan muhiimka ah ee Wasiiradda Maaliyadda dalalka Geeska Afrika ayaa sidoo kale diirada lagu saaray sida uga wanagsan ee ay dalalkaan uga faa’iideysan lahaayeen fursadaha maalgalineed iyo waxyaabaha kale ee muhiimka u ah iskaashiga Geeska Afrika.
“Waxa aan maanta magaalada Nairobi uga qeyb galay shirka 15-aad ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka geeska Afrika (Horn of Africa initiative) shirkaas oo aan uga dooday horumarinta iyo iskaashiga dhaqaalaha dalalka ku midoobay kulankaan.
Waxa aan ka jeediyay khudbad kooban oo aan diiradda ku saaray sida ay ahmiyad gaar ah innoogu leedahay fulinta iyo hirgalinta qorshayaasha horumarineed ee aan hore ugu heshiinnay”. Ayuu yir Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.
Shirkaan muhiimka ah ayaa waxa sidoo kale ka qeybgalay wakiilo ka socdag Bangiga Adduunka, Midowga Yurub iyo Bangiga Horumarinta Afrika.
Soomaaliya iyo Maraykanka oo Kala Saxiixday Heshiis Dhaqaale.
Dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo muhiimad gaar ah u leh dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay dowladda Mareykanka, taageerada saaxiibtinimo, iyadoo la hubinayo in looga fa’ iideysto taageeradaan hannaankii loogu talagalay, iyadoo isla markaana la waafajinayo qorshaha horumarinta Qaranka.
Kulanka lagu kala saxiixanayay heshiiska oo ka dhacay xarunta Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS, Dr; Cilmi Maxamed Nuur iyo Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya , Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-beene.
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. (Sawiro).
Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda Gaashaandhiga XFS halkaasi oo uu kusoo dhaweeysy wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur, wasiiru-dowlaha iyo wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga XFS.
Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa Kormeer ku sameeyay qeybaha ay ka kooban tahay wasaaradda Gaashaandhiga XFS iyo xafiisyada shaqada , waxaana kulan gaar ah ay yeesheen wasiirada booqashada kadib ay ka wada hadleen doorka wasaaradda Maaliyadda ay ka qaadan karto qorshaha horu-tabinta u leh wasaaradda.
Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa uga mahadceliyay wasiirka Maaliyadda DR Cilmi Maxamed Nuur booqashada uu ugu yimid.
DAAWO:Intabadan goobaha ganacsi ee gubta waxaa yaalla oo dabku halakeeyaa lacago kaash ah iyadoo dunida casri isku bedeshay ,Haddaba sidee looga gudbi karaa.
Muqdisho-31-5-2022-Intabadan goobaha ganacsi ee gubta waxaa yaalla oo dabku halakeeyaa lacago kaash ah iyadoo dunida casri isku bededhay “Haddaba sidee looga gudbi karaa arintaan .
https://sntv.so/wp-content/uploads/2022/05/285258082_1040144900224685_4582527794493840588_n.mp4
Ra’iisul Wasaare Khayre “Dowladnimadeennu waxa ay kusoo dhacday waddada saxda aheyd, waxa ayna u baahntahay in lagu ilaaliyo”
Muqdisho October 2 (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay munaasabadda daah-furnaanta maaliyadda dalka ayaa xasuusiyay ummadda Soomaaliyeed in si isku filnaansho loo gaaro ay lagama maarmaan tahay in masuuliyad layska saaro shaqooyoinka fududayn kara yagleedidda mustaqbal ifaya.
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in aasaaska dawladnimada Soomaaliya oo waqti dheer Jihada ka lunsanayd ay hadda haleeshay waddo sax ah, hase yeeshee la taaganyahay bilaawga dariiqa saxan loona baahanyahay in waddadaas lagu taagnaado oo aan mar kale jihadu ka qaldamin.
Ra’iisul wasaaraha ayaa kula dardaarmay masuuliyiinta dawladda in ay ilaaliyaan ammaanada oo ay ka fogaadaan xatooyada xoolaha dadwaynaha iyo joogtaynta sababihiin dariiqa wanaagsan ka leexiyay dawladnimada Soomaaliya oo ay kamid ahaayeen laaluush, musuqmaasuq iyo qabyaalad.
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in habka kaliya ee shaqo abuur loogu samayn karo dhallinyada Soomaaliyeed, ciidan xoog leh lagu dhisi karo, daynta looga cafin karo dalka ay tahay in la horumariyo dhaqaalaha, arrintas oo iyana ku xiran in musuqa lala dagaallamo iyo in shaqooyinka loo diro shaqsiyaad karti u leh, wasiir kastana uu wasaaraddiisa ka bilaabo isla xisaabtanka, hufnaanta iyo daah-furnaanta.
Barnaamijka daah-furnaanta maaliyadda oo ay hormuud ka tahay wasaaradda maaliyadda xukuummadda fedraalka Soomaaliya ayaa loogu tala galay in ummadda Soomaaliyeed ay kula socdaan dakhliga dawladda soo gala, ilaha dakhliga iyo sida loo maamulo, maadaama shacabku ay leeyihiin hantida, muhiimna ay tahay in ay si daah-furan ula socdaan hannaanka loo maamulo.
Hay’adda (IMF) oo sheegtay in Soomaaliya ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa
Muqdisho September 22 (SNTV);- Warbixin ay soo saartay hay’adda lacagta adduunka ee (IMF) ayay ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay buuxisay dhammaan 27-kii shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF)  ku xiray iney buuxiso si deymaha lagu leeyahay looga cafiyo Soomaaliya.
Kadib shir dhowr ciiho uga socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga socday Wasiirka Maaliyadda iyo IMF ayaa qeyb ka ahaa shir sedexdii biloodba mar la qabto,kaasi oo lagu qiimeeyo waxyaabaha u qabsoomay dowladda Soomaaliya gaar ahaan qorshaha horumarinta hanaanka maamul maaliyadeed ee dalka iyo dadaalka deyn cafinta iyo daabacaadda lacago cusub oo ay Soomaaliya yeelato.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay waxbadan uga qabsoomeen talaabooyinkii lagu qiimeynayay,islamarkaana ay deeq bixiyaasha caalamku ay soo dhaweynayaan,sidoo kale waxaa loogu baaqay dowladda Soomaaliya in ay sii wadaan dadaalkeeda ku aadan arrimaha horumarinta maamulka iyo siyaasadda dhaqaalaha dalka.
“Mas’uuliyiinta Soomaaliya waxay dhisteen rikoodh wanaagsan oo siyaasadeed iyo dib-u-habeyn lagu sameeynayo,Hawlaha dhaqaalaha ayaa si tartiib ah dib uga soo kabanaya mudadii u dhaxeysey 2016-17-kii .
“Sannadka 2018, kobaca ayaa la saadaalinayaa inuu soo kabsado 3.1 boqolkiiba 2.3 boqolkiiba iyo sicir bararka si loo yareeyo 3.5 boqolkiiba, hoos udhaca 5.3 boqolkiiba sannadka 2017,Waxqabadka maaliyadeed illaa July wuxuu ahaa mid xooggan,Tani waxay keentay uruurinta dakhliga gudaha taas oo inta badan ka dhigtay lacag bixinta qadarka ah ee deeqda”. Ayaa lagu yiri qoraal ay soo saartay hay’adda lacagta Adduunka ee (IMF).
Sidoo kale Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa qoraalkan ay ka soo saartay shirka lagu qiimeynayay dadaalka ay wado dowladda Soomaaliya ayaa lagu yiri.
“Inta lagu guda jiray booqashada, kooxda(IMF) ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Wasiirka Maaliyadda, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Guddoomiyaha Bankiga Dhexe, Mudane Bashir Issa Cali iyo mas’uuliyiin kale.
“Kooxdu waxay sidoo kale la kulantay wakiillo ka socda deeq bixiyeyaasha labada dhinac iyo kuwo badan oo ka socda Nairobi si ay u taageeraan dadaallada xukuumadda ee ah in ay kor u qaadaan maalgelinta Wajiga I ee dib-u-habeynta lacagaha, iyaga oo cusbooneysiinaya waxqabadka hoosta SMP, iyo in ay isku duwayaan dadaallada waxqabadka dhismaha”.
“sidoo kale Kooxda ka socotay(IMF)  waxay ka mahadcelineysaa wadahadalka furan oo cad oo lala yeesho mas’uuliyiintan,waxayna mahadnaq u tahay macluumaadka loo diyaariyay shaqaalaha, Wadahadaladu waxay sidoo kale xoojiyeen,Qodobka IV-aad ee Wadatashiga kaas oo lagu darayo dib-u-eegista ugu horreysa ee hoos timaada SMP III, oo la qorsheeyey November / December 2018”. Ayaa lagu yiri sidoo kale qoraalkani.
Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa ay xooga saaraysay arrimo ay kamid yihiin horumarinta hanaanka maamul maaliyadeed ee dalka,qorshaha deymaha looga cafinayo Soomaaliya iyo sidii loo soo daabici lahaa lacago cusub oo shilin Soomaali ah,iyadoo dhowr jeer oo hore ay dowladdu buuxisay shuruudo ay ku xireen Deeq bixiyaasha caalamka.
Wasiir Beyle oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii lacag cusub loo soo daabici lahaa
Muqdisho September 22 (SNTV);- Dowladda Soomaaliya aya buuxisay dhammaan 27-dii shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) uu ku xiray iney buuxiso si deymaha lagu leeyahay looga cafiyo.
Wasiirka Maalilyadda ee Soomaaliya, Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo Wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da waxa uu uga warramay kulamo ay maalmahan iyaga iyo IMF ku lahaayeen magaalada Nairobi, waxaana uu sheegay in kulanka uu socday Toddoba maalmood.
Kulankana uu yahay mid seddexdi biloodba la qabto laguna qiimeeyo muddadaasi waxa u qabsoomay Dowladda Federaalka Soomaaliya.
IMF-tu waxaa ay noo sheegtay ayuu yiri iney Soomaaliya wax badan u qabsoomeen beesha caalamkana ay aad u soo dhaweynayaan loona baahan yahay iney Soomaaliya geeddiga sii wado.
Lacagta cusub ee Soomaaliya goormaa la soo daabacayaa?
Sida aynu ogsoonnahay lacagtu waxay ka mid tahay astaanta dowladnimo ee lagu garto qaran kasta oo jira oo xor ah.
Dowladda Soomaaliyana waxay dadaal ugu jirtaa sidii dhawaan loo soo daabici lahaa lacagta cusub oo uu dalku yeelanayo, iyada oo ay horay wasaaradda Maaliyaddu u shaacisay lacagtu nooca ay noqoneyso.
Wasiirka Maalilyadda ee Soomaaliya, Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle mar uu arrintan ka hadlayey ayaa wuxuu sheegay “iney IMF isku afgarteen isla-markaana ay isla-meel dhigeen sidi ay isaga kaashan lahaayeen balse loo baahan yahay lacagti lagu soo daabici lahaa lacagta cusub oo muddo 3o sano kaddib uu yeelanayo dalku.”
Daabacadda, maamulidda, meel geyenta, xafididda iyo marka ay xumaatana hagaajinteeda waxay u baahan tahay ayuu yiri lacag, lacagtaas oo aan beesha caalamka ka sugeyno. Daabacadda oo keli ah waxay u baahan tahay 41 milyan oo doolar.
Waxaanna rajeeyneynaa ayuu yiri “lacagtaasi iney Soomaaliya ka heli doonta beesha caalamka.
Deymihi Soomaaliya lagu lahaa cafintooda halkeey marayaan?
Soomaaliya sida aan Ogsoonnahay waxaa lagu leeyahay deymo badan si deymahaasi faraha badan looga cafiyana waxaa jiro shuruudo looga baahanyahay iney buuxiso dowladihi iyo hay’adihi deymaha ku lahaa laftooda iney waafaqaan qorshaha aan damacsannahay.
Ka dowlad ahaan Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaarahaba dowlado iyo hay’do badan ayay arrinta deynta kala hadleen ballan qaadyana Soomaaliya wey haysataa marka waxaan rajeeynayaa iney wax badan inoo qabsoomi doonaa.
Xigasho BBC
Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa Sanduuqa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Qaaradda Afrika
Muqdisho September 4 (SNTV):-Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika.
Waddanka Shiinaha, oo ka duulaya xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo xiriirka Shiinaha iyo Afrika ayaa waxa uu ku dhawaaqay Sanduuq horumarineed oo $60 bilyan ah kaasi oo ugu talagalay Afrika.
Sanduuqan oo loo qoondeeyey hindisayaasha horumarineed ee Afrika ayaa la filayaa in lagu fuliyo saddex sanno gudahood.
Soomaaliya ayaa dhawaan saxiixday Hindisaha Dhismaha Kaabeyaasha Dhaqaalaha (Belt and Road Initiative), hindisahaas oo fududeenaya isku xirnaanta dalalka iyo horumarka dhaqaale.
Badi hindisayaasha horumar ee sanduuqan ayaa waxa lagu salaynayaa mashaariicda qaybta ka ah Hindisaha Kaabayaasha Dhaqaale.
Qaybta horumarinta loogu talagalay ee sanduuqan waxaa kamid ah hindisayaasha isgaarsiinta, kaabayaasha dhaqaalaha, tamarta, dekadaha iyo tabobarrada.
Soomaaliya waxa ay sidoo kale saxiixday heshiis la xiriira sare u qaadidda Iskaashiga Dhaqaale iyo Farsamo ee u dhexeeya Beijing iyo Muqdisho.
Sanduuqan $60 bilyan ah waxa uu ka kooban yahay $15 bilyan oo dayn bilaa dulsaar ah, $15 bilyan kale oo deeq ah, $20 bilyan oo dayn ah, iyo 5 bilyan oo lagu taageerayo badeecadaha laga soo dhoofiyo Afrika.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Xi Jinging, wadahadalladii ay yeesheen ka hor intaanu dhicin shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika, waxa ay isla garteen in la xoojiyo xiriirrada dhaqaale iyo in la iska kaashado hindisayaasha horumarka.
Soomaaliya waxa ay dadaal ku bixinayaaa helidda maalgelin horumarineed iyo maalgashi shisheeye si ay u gaarto yoolalka horumarka, ugana faa’iideysato halka ay kaga taallo Geeska Afrika oo ah meel Istiraatiiji ah.
Musuq maasuqa waa caqabadda ugu wayn ee dawladinmada iyo horumarka
Muqdisho September 4 (SNTV):- Waa maxay Musuqmaasuq?:- Musuqa Luqada Ingiriiska waxa lagu yiraahdaa(corruption),Carabigana waa(fasaad) Macno ahaanna waa: sharciga oo la qaloociyo iyo wax is daba marin  noocya badan leh(transgression).dhanka kale haddii loo dhigo Musuqmasuq waa lunsasho hanti dadweeyne, wuxuuna ka dhici karaa hayadaha dowladda(Public sector) iyo kuwa gaarka loo leeyahay (Private sector).
Noocyada Musuqa:- Qaybaha uu Musuq maasuqu u kala baxo iyagoo fara badan waxaan ka soo qaadanaynaa:
1-Musuqa Laaluushka,qaraabo-kiil wax isdaba marinta,
2-Musuqa Xatooyada xoolaha dadwaynaha
3-Musuqa ku takrifalka awoodda
4-Musuq maasuqa Doorashada
5-Musuqa duudsinta xaq Qof  leeyahay
6-Musuqa siinta cid kale xaq aysan lahayn
7-Musuqa sheegashada aqoon ama qibrad uusan qofku lahayn.
8-Musuqa  gudasha la’aanta waajibaad qofka loo igmaday,
9-Musuqa Qofku si qayaano ah ugu gurto miro cid kale beertay.
10- Musuqa Been abuurka
Sidee Musuqu noo Saameeyay?. Mudadii ka danbaysay burburkii dalka, Somaliya waxaa lagu tiriyaa wadamada sida aad ka ah uu u saameeyey musuq maasuqa waxayna kaaalmaha hore ka gashay wadamada musuq maasuqu ragaadiyey,
Musuqa waxuu inta badan ka jiraaa ama ka dhacaa haayadaha dawladda
iyadoo dad xilal lagu aaminay ay caado ka dhigtaan in ay dhunsadaan hantida dadwaynaha ee loogu talagalay in loo adeegsado horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha sida  dhismaha waddooyinka, iskuullada iyo isbitaallada.
Dhanka kale musuqa sida wayn noo saameeyey waxa ka mid ah laaluushka  oo saamayn wayn ku yeeshay qaar ka mid ah hayadaha dowladda gaar ahaan wuxuu si aan qorsoodi lahayn u ragaadiyay hayadaha garsoorka ee dalka.
Maxaa laga dhaxlaa Musuqa?. Musuq maasuqa waxaa laga dhaxlaa Saboolnimo , Amni darro iyo dib u dhac, Musuq maasuqu waxaa uu khal khal galiyaa bulshada wuxuuna horseedaa nolol xumo isagoo wiiqa dhaqaalaha dalka waana caqabadda ugu wayn ee horumarka iyo dawladinmada
Tan iyo mudadii ka danbaysay 8dii feberuary oo ahayd markii uu dalka ka dhacay isbadalkii maamul ee  shacbiga Soomaaliyeed sida wayn u soo dhaweeyeen waxaa Madaxwayne Max’ed C/llaahi farmaajo iyo Ra’iisalwasare Khayre durbadiiba bilaabeen in ay shacbiga soomaaliyeed ku wacyi galiyeen la dagaallanka Musuqa oo ah dilaaga dowladnimada iyo rajada shacabka, waxayna fagaarayaal badan si aan leex leexad lahayn kaga cadeeyeen in ay muhiimadda koowaad siinayaan ciribtirka musuqa.
Ra’iisalwasaare Khayre oo ka hadlayay dadaalka Xukuumadda Soomaaliya ugu jirto baabi’inta iyo xididdo siibidda  musuqa meel kasta uu ka jiro ayaa yiri
“Soomaaliya waxay la dagaalamaysaa Musuqa waxaa hogaaminaya Madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha waxayna diyaar u yihiin in wadankaan lagu maamulo cadaalad ,Musuqmaasuqana lagu jihaado,Waxaan idinka codsanayaa in aad nagala qayb qaadataan jihaadkaas,Musuqmaasuqu waa cudurka ugu xun ee ku dhaca nidaam dowladeed,Meel uu Musuq ka jiro Caddaalad kama jirto meel Musuq ka jiro horumar ka ma jiri karo,Meel uu Musuq maasuq ka jiro nabadgalyo ma imaan karto,Meel uu musuq maasuq ka jiro isku kalsooni ma jirto, Meel uu Musuq maasuq ka jirana  Alle ka cabsiga waa ku yar yahay”.
Dhaqan doorsoonkii dalka ka dhacay waxaa ka mid ah in dad badan aysan dareensanayn dhibaatatada musuqa oo loo tusay inuu yahay wax fudud oo aan dhibaato lahayn, dadka sidaa ka aaminsan waxaa musuq maasuqa loo baray magaca ah (Howl- Fududayn).
Sidee looga hortagi karaa Musuqa?. 1- in la xoojiyo wacyi galinta madaxda qaranku bilaabeen, si bulshada loo dareensiiyo  ama loo baro in musuqu xaaraan yahay.
2-in la xiisaabiyo lana tirakoobo hantida masuuliyiiinta dawladda inta aysan xilka qaban, tallaabadaas oo Ra’iisalwasaare Khayr horay u qaaday.
3-in sidoo kale dib loo hubiyo loona tira kobo hantida masuuliyiinta dowladda marka ay xilka ka dagayaan, talaabadaan oo aan wali la hirgalin.
.4-in Xukuumaddu hubiso  qorshaha mashaariicda wadanka laga fulinayo, lacagta loogu tala galey iyo sida uu mashruucu u fulay,xisaabtan dhab ahna lagu sameeyo.
5-in xil magacaabista iyo shaqaalaysiinta haydaha dawladda lagu xulo xirfad  lagana hortago qof jaclaysi iyo qaraabakiil.
5-in laga shaqeeyo sidii looga gudbi lahaa awood qaybsiga qabiilka, kaasi oo ah caqabad wayn oo ku hor gudban dowladnimada Soomaaliya.
Maxaa Tallaabo ah oo laga qaaday la dagaallanka Musmaasuqa? Waxaa la xiray  Sarakiil lagu eedeeyay in ay gargaar Musuqmaasuqeen, Waxaa xilka laga qaaday Masuuliyiin la sheegay in ay xadeen hantida dadwaynaha,qaar kalana shaqada laga fadhiisiyay, Madaxdii Kastamka Dekedda ayaa xabsiga loo taxaabay, oo loo haysto lunsasho hanti dadwayne.
Hawlgalka la dagaallanka Musuqmaasuqa wuxuu gaaray Safaaradaha, waxaana  Ra’iisalwasaare Khayre ku amray dhamaan shaqaalaha Safaaradda Soomaaliya ee Suudaanta waqooyi in ay dalka soo galaan si loola xisaabtamo.
Waxaa la badalay Garsoorayal maxkamadeed,kuwa kalana shaqada ayaa laga joojiyay. Sidoo kalana waxaa xabsiga la dhigay Saraakiil ciidan.
Gabagabadii Qormada Musuqa waa dhaqan haraadi ah oo aan meelna ku lahayn shareecada islaamka iyo dhismaha dowladnimada casriga ah,waxaana  jira dadaallo caalamiya iyo mid heer qaran oo lagu dagaalamayo, sanad walbana waxaa  la sameeyaa qiimayn heer caalami ah, waxaana la soo bandhigaa kaalinta dowlad walba oo dunida ah  ka gasho la dagaallanka Musuqa iyo heerkeeda maamul wanaagga, hadaba Shacbiga Soomaaliyeed waxaa la gudboon in ay dowladda Federaalka ku taageeraan dadaalka ay ugu jirto ciribtirka Musuqa oo ka mid ah caqabadaha ku hor gudban xoojinta tiirarka dowladnimada Soomaaliya.
Qallinka:- Gobdoon
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Shirkadaha Ganacsi iyo kuwa Dhaqaalaha ee Dalka Shiinaha
Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay madaxda shirkadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka Shiinaha, kuwaas oo daneynaya in maalgashi ay ku sameystaan Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay dhamaan dadka daneynaya in ay maalgashi ku sameystaan Soomaaliya, taasi oo door weyn ka qaadaneysa in hormar la gaaro, islamarkaana deegaanka la maalgashado, maadaama ganacsiga Soomaaliya uu yahay mid furan.
Dhinaca kale Zhao Leji oo ah xubin sare oo ka tirsan Guddiga Siyaasadda ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Hanti Wadaagga ee Shiinaha, ahna Xoghayaha Guddiga La dagaallanka Musuqa ee Xisbiga ayaa casho sharaf soo dhaweyn ah ugu sameeyay Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa Guriga Martida ee Diaoyutai State Guest House ee magaalada Bakiin (Beijing), sida uu sheegay Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta, Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdinuur Axmed Maxamed