MUQDISHU MURAYADII Soomaaliya

4844

Sannadii ugu Danbeeyey Caasimadda Soomaaliya Magaalada Waxa si Xawli usoo Kordhayey Dhaqdhaqaayada Ganacsi iyo Horumarinta Quruxda iyo  Bilicda Magaalada Muqdishu..

Gudoomiyayaasha  iyo Masuuliyiintii Isaga Danbeysay Gobolka Banaadir ayaa iyaguna Qayb Weyn ka Qaatey  dhismaha iyo dib u dayactirka Goobihii Taariikhiga aha ee Muqdishu lagu Yaqaaney Horumarinta Amniga iyo Wax ka qabashadda Falalka Amni Dadro keeni kara.

Muqdishu,Caasimada Soomaliya ,Muuqashada, Bilicda Dhismayaasha Casriga Quruxda iyo Ganacsiga Horumarsan Wa mida ay Maanta kula Tartameyso Caasimadaha Caalamka e Horumarey…
Sannadihii ugu danbeeyey waxaa Marak ma doonto ah in Magaalada Muqdishu Ku soo kordhayaan Ganacsiyada Casriga e ka jira Dunida Maanta.
Dadaalka Shacabka iyo Maamulada Magaalada Muqdishu ayaa iska kaashadey sidii Muqdishu bilicdeedi iyo Mid ka Casrisan Ku Talaabsato .
Nabada iyo Amniga ka jira Caasimada ayaa Qayb ka ah Horumarka Magaalada Muqdishu.
Maalgashiga Iyo Shirkadaha Caalamiga ayaa iyaguna Qayb ka ah Horumar ka iyo Bilicda Magaalada Muqdishu..iyo Kuwa la mid ah.
Maamul goboleedyadda Soomaliya ayaa sidoo kale ay ka Socdaan horumarin iyo Sare u qaadida Bilicda Magaalooyinka iyo Dhamaan Gobolada Soomaliya

Garoonka kubadda Cagta e Banadir Stadium ayaa Qayb ka ah Horumarka Muuqda e Muqdishu Gaartey iyadoo Garoonka lagu Ciyaari karo habeen iyo Maalin. Nalal iyo Cawki Casriga e Garoonada Ciyaaraha Caalamiga lagu qaban karo.
Stadium Banaadir ayaa Todobaadkii hore lagu soo gabagabeeyey..Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Soomaaliya o Markii Labaad lagu Qabtey Magaalada .Muqdishu Banaadir Stadium
Koobkaasi 2-aad Kubada Cagta Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyadda Waxaan Ku guuleystay Maamul Goboleedka Jubbada land STATE
Sanadkii Hore Koobka Ciyaaraha Kubada Cagta ugu horeeuey e M/Goboleedya Waxaan Ku Guuleystay Maamulka Puntland STATE.


ADen Cadde International Airport ayaa Qayb an la ilowi karin ka ah Maalgashiga Shirkadaha Caalmaiga e Ganacsiga ka hawlgala Magaalada Muqdishu,.
Garoon Diyaaradaha Caalamiga Aden Cade ayaa Casri loo dhisay si Gegida Diyaaradaha Muqdishu ula jaanqaado Kuwa Caalamka e Xilli Walba Shaqeeya Habeen iyo Maalin ,Door Muuqda o horumarsana ka qaata ganacsiga iyo Dadka ganacsatada Safarada Dibada u Socda ama Imanaya habeen iyo Maalin .


Dekaddaa Muqdishu ayaa iyanaga Shirkad Caalamiga Maalgashi iyo dib u Habeyn Casri lagu sameeyey Muqdishu See Port ayaa kaalin Mugleh ka qaadata keenista Dalka Badeecadaha kala Duwan iyo Dhoofinta Dibadaha kheyraadka kala Duwan Dalka oo loo iibgeeyo Wadanka Dibadiisa Suuqyada Caalamkana ka ah Badeecadaha heerka 1aad.

Dhisida iyo Dib u Dayactirka Goobaha Taariikhiga ayaa Qayb ka ah Quruxda Ifka Caasimada Soomaaliya Muqdishu.

 

Dib u Dayactirka Misaajidyadda Taariikhiga ee lagu Yaqaanaey Magaalada Muqdishu,

Masjidka ugu Weyn ee Isbaheysiga..Degmada Waaberi

Masjidka Cabdi CaSIIS EE Degmada  Cabdi casiis.

Masjidka Arbacada Rukun ee Degmada Xamar-weyne.

Masaajidka degmada Shangaani iyo kuwa Kale..

Quruxda iyo Muuqalka Caasimadda Habeenkii Nalalka ama Laydh Magaaladda Muqdishu waxaa qayb ka ah Wadooyinka iyo Dib u dayactirka Casriga ee Magaalada Muqdishu uu ku Sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir.

Taallooyinka Taariihkiga ee Magaalada Muqdishu  ayaa dib u habeyn Casri lagu Sameeyey Sanadihii ugu Danbeeyey..

Taaladda Taariikhiga e Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere

Taaladda Arbaca rukun oo Qadiimi  nook u Taala Xamrweyne.

.Taaladda   SYL   ee lagu Xasuusto 13-kii Dhaliknyada SYL oo dhaliyey Xornimada aan Maanta Harsaneyno eek u taal Degmada Waaberi.

Taaladda Taariikhiga ee Halganka Dagaalka dhagax Tuur ee.

Degmada Waaberi

Taalada Taariikhiga ee Dagaalkii Halganka Xornimadoonka Soomaaliya 1520-kii  Geesigii Axmed Gurey oo ku Taala Wareega wadada  Isgoyska Lambar 4 oo u dhaxeysa Degmooyinka  Waaberi ,Degmada Hodan ,iyo Degmadda Wadajir.

Dib u nadiifintaiyo habeyn  Beeraha Nasashda(Jardiinooyinka Talada) eek u yaala Taalooyinka ayaa qayb ka Quruxda iyo Bilicda Magaaladda..

Dib u nadiifintaiyo habeyn  Beeraha Nasashda(Jardiinooyinka Talada) eek u yaala Taalooyinka ayaa qayb ka Quruxda iyo Bilicda Magaaladda..

Beerta Nabada ee Ku taal degmada Waaberi ayaa ka mid Goobaha iyo Dhismayaasha Casriga eek u soo kordhay Magaaladda Muqdishu…

Horumarka iyo Quruxda dhismayaasha  Casriga iyo Hotelada Waaweyn oo Darajadooda Caalamka marka loo eego  lagu qiyaaso   Heerarka Hoteladda Caalamka aya lagu sheegaa Tree STAR ila FIVE STAR .

Dib u Dacyactirka Wasaarada Dawlada iyo Hayadaha ayaa iyaguna Qayb ka ah Horumarka Bilicda Quruxoon ee Casriga Magaalda MUqDishu.

Horumarka Baaxada leh ee Casriga Magaaladda Muqdishu Akhristow halkan laguma soo koobi karo…..

Dhamaad…

 

Abdikarim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here