XUKUUMADDA

R/wasaare Khayre oo tacsi u diray Ehelada dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (SNTV):-Ra’isulwasaare Xasan Cali Khayre oo Warbaahinta Qaranka kala hadlay Shacabka Soomaaliyeed kadib markii uusoo kormeeray isbitaallada iyo goobtii argigixisadu soo weerartay ayaa u...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay weerraradii Argagixiso ee Xalay lagu qaaday xarumo ganacsi iyo Guryo...

Dhimasho, dhaawac iyo bur-bur hantiyeed oo ka dhashay weerarkii ay Argagixisadu ka geysteen Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Dhimasho Dad rayid ah, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa ka dhashay qaraxyo ay argagixisadu la beegsadeen bartilmaameedyo Rayid oo ku yaalla wadda Maka Almukarrama...

Wasiirka Sabriye oo ka hadlay muhiimadda Golayaasha degaanka ee Dalka

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa sheegay in dhismaha Golayaasha degaanka ee Degmooyinka Dalka ay muhiim...

Banbax howleedka Dib-u-eegista Dastuurka oo ka furmay Djibouti

Muqdisho (SNTV)-Banbax howleed ku saabsan Dib-u-Eeegista Dastuurka ayaa manta uga furmay Hay’adaha u xilsaaran Dib-ueegista Dastuurka – Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Lasocdka Baarlamaanka iyo...

Ugu Akhris Badan