Wararka

Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo ka dhacay dalka Equatorial Guinea

  Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay 420 kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo culus oo galabtii Axada gilgilay magaalada Bata ee dalka Equatorial...

Qaraxyo qasaaro geystay oo ka dhacay dalka Equatorial Guinea

Inta la og yahay 300 qof ayaa ku dhaawacantay dadka kale oo aan wali la cayimin tiradooda waa ay ku dhinteen qaraxyo ka dhacay...

Gudoomiyaha baarlamaanka Carabta oo canbaareeyay qaraxii argagaxisada ee jimcihii ka dhacay Muqdisho.

Gudoomiyaha baarlamaanka jaamacada carabta Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi ayaa si kulul u canbaareeyay qaraxii argagaxisadu ku laayeen dad shacab ah oo maqaayad ku sugnaa...

Beesha caalamka oo soo dhoweeyay Wada-hadalka Mira dhalay ee Madaxda Siyaasadda.

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweeyay sii socoshada wadahadalada 1dii Maarso ee u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay Maleeshiyaad Al-Shabaab ka tirsan.

Howlgalkani oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ka fuliyeen deegaanka Gamboole oo qiyaastii 48 kiilo mitir ujira magaalada jowhar...

Ugu Akhris Badan