Wararka

Shan qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen magaalada Gaza

Shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ay Israa’iil ku qaadday bartamaha magaalada Gaza, sida uu...

Hay’adda AL-Mahasin Foundation oo kaashanaysa Hay’adda gargaarka ee Boqor Salmaan ayaa maanta oo ah labaad Sakaatul Fidriga u qeybisay dadka naafada ah ee ku...

Hay’adda AL-Mahasin Foundation oo kaashanaysa Hay’adda gargaarka ee Boqor Salmaan ayaa maanta oo ah labaad Sakaatul Fidriga u qeybisay dadka naafada ah ee ku...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo si rasmi ah u soo xiray tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa si rasmi ah u soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo sanadkan...

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Haya’adda Waddaniga ah ee Mahasin Foundation oo kaashanaysa xarunta Gargaarka Bani’aadantinimo ee King Salmaan,ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelinayso Mashruucaha Sakaatul Fidriga Jamhuuriyadda Federaalka...

Haya'adda Waddaniga ah ee Mahasin Foundation oo kaashanaysa xarunta Gargaarka Bani'aadantinimo ee King Salmaan,ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelinayso Mashruucaha Sakaatul Fidriga Jamhuuriyadda Federaalka...

Ugu Akhris Badan