Wararka Caalamka

Mareykanka oo ku celiyey sida ay uga go’antahay ilaalinta madax banaanida Soomaaliya.

Dowladda Maraykanka oo aad u adkaysay inay kala midaysantahay IGAD, Hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta kale ee Qaarada Afrika in Qaranimada iyo Madaxbaanida dhuleed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ROMA KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA TALYAANIGA IYO AFRIKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay kaga qeyb-geli...

Maxkamadda ICJ oo maanta go’aamineysa in Israel ay joojiso howlgallada milateri ee Gaza.

Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa’iil ku amraya...

Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaas.

Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaas. Safarka madaxweynaha ee dalka Qatar ayaa qeyb...

Dowladda Soomaaliya oo Beesha caalamka uga mahad celisay sida ay ugarab istaagtay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed. Waxay si gaar ah...

Ugu Akhris Badan