Koonfur Galbeed

Ciidamo Cusub Oo Gaaray degmada ceelberde gobolka bakool. (Sawiro).

Degmada Ceelberde Gobolka Bakool waxa ka socda diyaargarow cadowga argagaxisada alshabaab looga xureynayo deegaanada gobolka bakool oo 10 sano ka hor jid gooyo aay...

[DHAGEYSO]Guddoomiyaha Deegaanka Yeed oo dhawaan Argagixisada Al-shabaab weerartay oo sheegay in qasaaro badan uu ka dhashay dagaalkii Halkaas ka dhacay

MUQDISHO-23-7-2022-:Guddoomiyaha Deegaanka Yeed  ee gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdisalaan Duwane Cumar ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyey dagaalo culus oo sadax...

Ciidanka Kumaandooska Gor-gor oo burburiyey fariisimo argagixisada Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle

MUQDISHO,2-7-2022-:Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee XDS, ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay nabadiidka argagixisada ah ee Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle. Howlgalkaan...

Madaxweyne Laftagareen oo dib ugu laabtay Baydhaba.

  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta...

DHAGEYSO:16 arday oo kaliya oo maanta gobolka Bakool u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare.

MUQDISHO-JUUN-18-6-20022-:16 arday ayaa sanad dugsiyeedka 2021-2022 ee gobolka Bakool uga qeyb gashay imtixaanka shahaadiga Ah  ee fasalka 12-aad kumanaan kun oo  Arday  oo maanta...

Ugu Akhris Badan