Koonfur Galbeed

Xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay degaanka Leego (Sawirro)

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 4-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal ka sameyeeyay degaanka Leego oo ka tirsan Gobolka Shabeellada...

Beeraleyda magalada Xuddur oo cabasho ka muujiyay dhac loo geysto beerahooda.

Beeraleyda degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa cabasho ka muujinaya dhac iyo burburin loo geesto dalagyada beerahooda marna laga qaato qalabka beeraha ay ku...

Arday ka gashay kaalimaha hore Imtixaankii Dugsiga dhexe ee Bakool oo la abaalmariyay +Sawirro.

Xildhibaanno ka tirsan dowlad goboleedka Koofur galbeed iyo maamulka gobolka Bakool ayaa ka qeyb galay xaflad lagu  dhiirri galinayay 10-ka arday ee ugu sarreysa...

Mid ka mid ah Malleeshiyada Al-shabaab oo isku dhiibay maamulka Gobolka Baay.

Maxamed Cabdi Xasan, oo ka tirsan maleeshiyaadka argagaxisada ah ee Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay maamulka degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay, sida ay xaqiijiyeen...

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagey wasaaradda maaliyadda maamulkaasi “Sawirro”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka Duulaya ka miro dhalka Wax ka ogaanshiyaha Dadaalada Loogu adeegayo Shacabka...

Ugu Akhris Badan