Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo maamulka Soomaaliland “SAWIRRO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA BURINTA IS-AFGARADKA DOWLADDA ITOOBIYA IYO MAAMULKA SOOMAALILAND EE AY ANSIXIYEEN LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FS Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa maanta ka qayb galay furitaanka kala fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa, maanta ka qayb galay furitaanka kala fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Washington kula kulmay jaaliyadda Soomaalida.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan is-xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Xudur.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan is-xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Xudur...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay duubabka dhaqanka ee Gobolka Bakool.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan la qaatay duubabka dhaqanka ee Gobolka Bakool. Guddoomiye Sheekh...

Ugu Akhris Badan