Golaha Shacabka

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la filayo in ay u codeeyaan kana doodaan Qodobo Muhiim ah.

Xildhibaannada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa Maanta oo Isniin ah Kulankooda caadiga ah uga furmo Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada muqdisho. Guddoonka Golaha Baarlamaanka...

Golaha Baarlamaanka JFS ayaa la filayaa in berri ay ka doodaan ansixinta xubnaha Guddiga adeega garsoorka Dalka

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa berri oo isniin waxa ay kulan weynaha golaha ku yeelan doonaan xarunta ku meel gaarka...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha+(SAWIRRO).

Akhrinta Seddaxaad ee Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed ayuu ahaa Ajendaha kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee maanta oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha...

Guddoomiyaha golaha Shacbiga oo ku booqday Isbitaalka Ordagan gabar bukaan ah.

Guddoomiyaha golaha shacabiga BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa xalay Ispitaalka Ordogan ee Muqdisho ku booqday Ayaan Nuur Cali oo horraantii todobaadkan laga...

kulanka Wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo goor dhaw furmaya.

Labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo sabti ah  wadaa in magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan fadhi wada-jir ah oo ay uga doodayaan...

Ugu Akhris Badan