Daljir

Taliyaha Booliska oo kormeeray Xarunta Oto-oto

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa maanta kormeeray Xaruntii isgaarsiinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee la oron jiray OTO OTO...

Wafdi ka socday Dowladda Turki oo kormeeyay Xabsiga Dhexe

Dowladda Turkiga ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay hannaanka loo Daryeello Maxabiista  Xabsiga dhexe ee Xamar kaddib markii Danjiraha dowladdaas u fadhiya  Soomaaliya uu booqday...

Dugsigii Jeneraal Goortan oo laga dhigay Kuliyad ciidan

Ciidammada ay tababareen walaalaha Imaaraadka Carabta oo loogu magac daray guutada Daljir kaddib markii maanta Kuliyadda Tababarada ciidammada ee Jeneraal Goordan uu kormeeray Abaanduulaha...

Madaxweynaha jamuuriyada Soomaaliya oo booqasho ku tagay kuliyada jaalle siyaad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdillaahi Cali Caanood, Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud Bashiir...

Taliyaha ciidaanka Booliska soomaaliyeed oo kormeeray xarunta general kaahiye

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed oo ay wehliyeen qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska, ayaa kormeeray Dugsiga tababarka Ciidanka Gen...

Ugu Akhris Badan