Ciyaaraha

Soomaaliya oo door weyn ka qaadatay Bandhigga Ciyaaraha Diblomaasiyiinta 2023 oo lagu qabtay Beijing

Bandhigga Isboortiga Diblomaasiyiinta 2023 ayaa lagu qabtay Jaamacadda Ciyaaraha ee Beijing, (Beijing Sport University), kaas oo ay kaasoo soo qeyb galeen diblomaasiyiin ka kala...

Xulka qarankeena oo u gudbay Final-ka 17-jirada Koobka bariga iyo bartamaha Africa.

  Ciyaar goor dhaw soo dhamaatay Xulka qarankeena Soomaaliya ee 17-jirada ayaa u gudbay Final-ka Koobka bariga iyo bartamaha Africa, Kadib markii ay Guul Muhiim...

Cayaartooyda Hayland oo ka soo dagay garoonka Aadan Cabdulle

Cayaartooyda kubada cagta ee ka timid Haayland ee maamul goboleedka Puntland  ayaa waxaa garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ku Soodhaweyay Wasiiro ka tirsan...

Cristinano Ronaldo oo dib ugu laabanaya Manchester United

Laacibka Kubadda Cagta Cristinano Ronaldo ayaa dib ugu laabanaya horyaalka Ingiriiskaa, waxaana heshiis la gaartay kooxdiisii hore ee Manchester United, iyadoo weeraryahankan caalamiga ah...

Tababaraha Juventus oo Ka hadlay tagitaanka Ronaldo

Tababaraha kooxda kubadda cagta Juventus Massimiliano Allegri ayaa ku dhawaaqay warkii dunidu u dheg taagaysay ee Cristiano Ronaldo iyo xaqiiqada Ku aadan in uu...

Ugu Akhris Badan