Jubaland

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Jubaland.

Ku-simaha Madaxweynaha JFS, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay Madaxweynaha...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Madaxweynaha Jubaland.

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta hoygiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Jubbaland oo magacowday guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha Gudaha maamulkaas oo shalay geriyooday

MUQDISHO-31-7-2022-:Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha Gudaha Federaalaynta...

[DAAWO]Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka dugsiga dhexe ee deegaanada Jubbaland.

MUQDISHO-23-7-2022-:Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Maamul goboleedka Jubbaland ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada dhexe ee Jubbaland.   ...

[DHAGEYSO]Maamulka Jubbaland oo digniin adag u diray kooxo ku howllan xaalufinta deegaanka

MUQDISHO-23-7-2022-:Maamul goboleedka jubbaland ayaa deeganada Maamulkaas  waxa uu ka Mamnuucay Jarista dhirta iyo shidida dhuxusha kaas oo deegaanka xaalufweyn ku ah .   Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo...

Ugu Akhris Badan