Jubaland

Ciidamada Jubbaland oo laayey khawaarijtii ugu badneed oo Al-shabaab ah

Ciidanka Dowladda Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa jilibka u laabay weerar fulaynimo ah oo ay maleyshiyaadka khawaarijta Al Shabaab saaka ku qaadeen saldhig...

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland oo Madaxtooyada ku soo dhaweyay taliyaha ciidanka booliska

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Maamulkaas ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kormeeray xeryaha ciidamada DANAB ee magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xeryaha ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danabee magaalada Kismaayo. Madaxweyne Xasan ayaa ku...

Qorshaha qaran ee Soomaaliya cagaaran oo dardar ku socda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhir ku beeray Aqalka Martida Jubaland ee...

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Jubbaland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay howlgallada dib u xoraynta ee ay wadaan Ciidamada qaranka oo kaashanaya kuwa Jubaland kuwaas...

Ugu Akhris Badan