Hir-Shabelle

Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay  Al-Shabaab ayaa maanta ka socda  deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan,

Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay  Al-Shabaab ayaa maanta ka socda  deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, weerarka waxaa...

Senator Kobac oo Bogaadiyey Baarlamaanka Hirshabelle oo maanta Ansixiyey laba degmo oo Cusub

Senator Hassan Iidow Kobac oo katirsan Golaha Aqalka Sare ee BFS oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa Soodhaweyey Meelmarintii  degmanimada degmooyinka Farlibaax iyo Gamboole...

Madaxweynaha Maamulka Hiirshabelle oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi uu Hugaamianyo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha ayaa Magaalada...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaanno hoostaga Aadanyabaal.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta waxaa ay howlgallo ka sameyeen degaanka Qooxle oo u dhow Aadanyabaal ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan oo Lakulmay Wasiirada Waxbarashada Maamulada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa kala...

Ugu Akhris Badan