Hir-Shabelle

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed oo la kulmay saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo AMISOM+(SAWIIRO).

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad-goboledka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa magalada Beledweyne kula kulmay Saraakisha Ciidamada qalabka sida ee soomaliya iyo kuwa Amisom. Kulanka ayaa intii...

Xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Jowhar+(SAWIRRO).

Munaasabadani, lagu weeyneynayay maalinta Macallimka Soomaaliyeed oo ku beegan 21ka November ayaa lagu qabtay caasimadda Hirshabeele,ee magaalada Jowhar, waxaana ka soo qeybgalay mas’uuliyiinta ka...

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle oo booqday Xeryaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa kula dardaarmay Sugida Amniga+(SAWIRRO).

Madaxweyne ku-xigenka Dowlad Goboleedka hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed)  oo uu wehliyo Gudomiye ku-xigenka 1aad ee Barlamanka Hirshabeelle ayaa maanta booqday Xerada ciidanka...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif+(SAWIRRO).

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxayna ka wada hadleen xal u helida fatahaadaha kusoo...

Hay’adaha Dastuurka oo kulan la yeeshay Golaha Sharci Dajinta Hirshabelle+(SAWIRRO).

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS, Guddoga Lasocodka Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Ugu Akhris Badan