Galmudug

[MUQAALO &SAWIRO]Wasiirka Arimaha gudaha Galmudug oo gaaray Magaalada Galinsoor

Muqdisho-19-7-2022:Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Maamul goboleedka Galmudug ayaa Maanta  gaaray Magaalada galinsoor ee gobalka galguduud.   Ujeedka Wafdigaan Ee  gaaray Magaalada Galinsoor ayaa ah...

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo gacanta ku dhigay Nin Maalmo ka hor Cabudwaaq ku dilay Taliye ku xigenkii Nabad Sugida Galmudug iyo Gabar...

Muqdisho-19-7-2022;Ciidamada Xoogga Dalka Somaaliya ,kuwa Nabad Sugida ,Booliska Cabudwaaq  oo gacan ka helaya  kuwa daraawishta Galmudug ayaa maanta Taliska Booliska Dagmada Caabudwaaq kusoo bandhigay...

Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyey shir looga hadlayey amniga deegaanada maamulkaas

Muqdisho-17-7-2022:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee Dowladda Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Aqalka madaxtooyada Galmudug. Shirkan...

Agaasime Waxeedyada  dowladda hoose iyo Guddoomiyayaasha xafadaha Magaalada Galkacyo dhanka Galmudug oo Tababar maanta loo furay

Muqdisho-16-7-2022:Tababar lagu baranayo maamulka iyo maareynta xafiisyada dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta uga furmay Magaaladas Agaasime waxeedyada  dowladda hoose iyo gudoomiyayaasha xafadaha...

Wafdi ka socda hay’adda QM oo gaaray degmada Hobyo

Magalada Hobyo ee Gobolka Mudug soo a gaaray Wafdi balaaran oo kasocdo Hay adaha Qaramada midoobay oo u yimid indha i dheynta xaladaha abareed...

Ugu Akhris Badan