Argagixisada

Cidamo ka Gurmaday Galmudug oo Gaaray Hiiraan..

Cutubyadan ka tirsan ciidamada xoogga dalka, guutada 15-aad ee qaybta 21-aad oo kasoo dhaqaaqey fariisimohooda gobolka Galgaduud ayaa soo gaarey deegaanada Yasooman iyo beero-yabaal...

Dhalinyaro kasoo Goostay Alshabaab oo Shaqo Abuur ka helay Galmudug.

Tiro dhalinyaro ah oo hore uga mid ahaa kuwa qalbiyadooda ay duufsadeen kooxaha qawaarijta ah ee Alshabaab, oo qaatey go'aan ah in ay isaga...

4-ka mid ah argagixisada oo lagu Dilay Shabeelaha Dhexe.

Ciidamada Qaranka   ayaa Saaka howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Buulo-Kuuno iyo deegaano kale oo dhaca dhulbeereedka dhinaca waqooyi kaga begaan degmada Balcad,...

Ciidanka Dowladda oo tiro Al-Shabaab ah ku dilay Shabeelooyinka

Ciidanka Dowladda ayaa 19 dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab ku dilay Tuulada Muryaale oo u dhaxaysa Basra iyo Balcad, ka dib markii...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Digniino u dirtay Dadka U hoggaansama Amarada Argagixisada.

Wasiir Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo shir jaraa’id ka qabtay dadka dhismayaal ka socday Muqdisho u istaajiyey amarro ka...

Ugu Akhris Badan