Aqalka Sare

Xildhibaannada labada Gole oo Manta markale kulan wadajir ah yeelanaya

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta markale yeelanaya kulan wadajir ah, kaas oo  ku saabsan sii wadidda Akhrinta 2-aad ee Miisaaniyadda...

SAWIRRO:Golaha aqalka sare oo ansixiyay xubnaha guddiyada oo ka kooban sideed guddi.

MUQDISHO-JUUN-25-6-2022-:Golaha aqalka sare ee BJFS ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana ay sameeyeen guddi hoosaadyada  golaha  aqalka sare. xubnaha guddiyada Aqalka Sare ee la sameeyey...

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Kulan la Qaatay Ra’isul Wasaaraha cusub ee Dalka.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Ra'iisul wasaaraha magacaaban ee XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, oo guddoomiyaha...

Guddiga KMG ah ee labada Aqal BFS ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo guddon doortay.

Muqdisho-Juun14-6-2022:Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Golaha  shacabka BJFS iyo kan Aqalka Sare ee loo xilsaaray in ay diyaariyeen  Sharciga Miisaaniyadda...

Senetor Kobac oo boggaadiyey dadaalada Gargaarka lagu gaarsinayo Dadka Abaaraha ay saameeyeen.

Muqdisho-Juun-11-6-2022:Senetor Xasan iidoow kobac oo ka mid ah Mudanyaasha aqalka sare ee dalka ayaa ku  boggaadiyay socdaalkii Madaxweyne Xasan Shiikh uu dhawaan uu ku...

Ugu Akhris Badan